{"id":162579,"date":"2021-09-08T09:17:40","date_gmt":"2021-09-08T06:17:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162579"},"modified":"2021-09-08T09:17:40","modified_gmt":"2021-09-08T06:17:40","slug":"qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/","title":{"rendered":"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162581\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-1536x1152.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qoraalkii dikreetada ahaa ee xalay ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa laga mamnuucay warbaahinta Qaranka, kadib amar ka soo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sidoo kale weriyaasha warbaahinta Qaranka u qaabilsan Villa Somalia ayaa laga saaray seddaxda Page ee SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhaw dhaw xafiiskiisa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa wasiirka warfaafinta faray in warbaahinta dowladda laga joojiyo wararka ka soo baxaya Villa Somalia, waxaana amarka bixiyey wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe, oo fulinaya amarka ra\u2019iisul Maxamed Xuseen Rooble.<\/span><\/p>\n<p>Agaasimaha warfaafinta Villa Somalia ayaa sidoo kale laga saaray dhammaan wixii admin ah oo uu ku lahaa bogagga warbaahinta qaranka ee facebook iyo baraha kale ee bulshada.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Tallaabadan ayaa ka dhiggan in warbaahinta qaranka ay gacanta ugu jirto ra\u2019iisul wasaare, xilli ay muuqato in dalka uu galay loolan awoodeed, oo u dhaxeeya isaga iyo Farmaajo, taasi oo sida muuqata ay qasab tahay in lagu kala adkaado.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxay sidoo kale muujineysa in sii xirmayaan albaabada Farmaajo, oo dhowr qof oo faro ku tiris ah kaliya ay ka taageersan yihiin dowladda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wararka ayaa sheegaya in wasiirka warfafainta Dubbe iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Al-Cadaala, iyo inta badan xubnaha golaha wasiirada ay taageersan yihiin ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay la-taliyihiisa amiga qaranka u magacaabay Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, kaas oo Ra\u2019iisul wasaare Rooble uu dhawaan xilka ka qaaday.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sidoo kale Farmaajo ayaa dikreetadiisii Taliyaha hey\u2019adda NISA si KMG ah ugu u magacaabay Taliyaha Nabad Sugidda gobolka Banaadir Yaasiin Farey, halka Agaasimaha guud ee madaxtooyada uu u magacaabay Cabdisaciid Muuse Cali.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Khilaafka Farmaajo iyo Rooble ayaa cirka isku sii shareeraya, waxaana sida muuqata uu Farmaajo xasaanad uu isku difaaco u raadinayaa Fahad Yaasiin oo loo heysto dilka iyo afduubkii Ikraan Tahliil, balse Farmaajo ayaa dadaalkiisa isugu geynaya in la baabi\u2019iyo kiiskaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Kulan lagu dhex-dhaxaadinayey oo maanta ay isugu yimaadeen Farmaajo iyo Rooble ayaa fashil ku soo dhamaaday, kadib markii uu Rooble ku adkeystay in xil ka xayuubintii Fahad Yaasiin, magacaabidiisii taliyaha KMG ah ee NISA Bashiir Goobe iyo baaritaanka kiiska dilkii Ikraan Tahliil.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraalkii dikreetada ahaa ee xalay ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa laga mamnuucay warbaahinta Qaranka, kadib amar ka soo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Sidoo kale weriyaasha warbaahinta Qaranka u qaabilsan Villa Somalia ayaa laga saaray seddaxda Page ee SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraalkii dikreetada ahaa ee xalay ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa laga mamnuucay warbaahinta Qaranka, kadib amar ka soo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Sidoo kale weriyaasha warbaahinta Qaranka u qaabilsan Villa Somalia ayaa laga saaray seddaxda Page ee SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-08T06:17:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/\",\"name\":\"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png\",\"datePublished\":\"2021-09-08T06:17:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png\",\"width\":375,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF - Wardoon","og_description":"Qoraalkii dikreetada ahaa ee xalay ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa laga mamnuucay warbaahinta Qaranka, kadib amar ka soo baxay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Sidoo kale weriyaasha warbaahinta Qaranka u qaabilsan Villa Somalia ayaa laga saaray seddaxda Page ee SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-08T06:17:40+00:00","og_image":[{"width":375,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/","name":"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png","datePublished":"2021-09-08T06:17:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SNTV_REBRANDED_LOGO.png","width":375,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoraallada-farmaajo-oo-laga-wada-saaray-warbaahinta-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoraallada Farmaajo oo laga wada saaray warbaahinta DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162579"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162582,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162579\/revisions\/162582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}