{"id":162591,"date":"2021-09-08T19:44:48","date_gmt":"2021-09-08T16:44:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162591"},"modified":"2021-09-08T19:44:48","modified_gmt":"2021-09-08T16:44:48","slug":"maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa qabatay gal dacwadeed ka dhan ah Fahad Yaasiin, Agaasimihii hore ee hay\u2019adda NISA iyo Taliyaha hay\u2019adda ee gobolka Banaadir, Yaasiin Farey iyo Kulane Jiis.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Qareenka Hooyada dhashay Ikraan ayaa lagu sheegay in dacwaddaan ay soo gudbiyeen qoyska iyo ehellada Ikraan Tahliil Faarax, oo ay NISA shaacisay geerideeda kadib markii ay u gacan gashay Al-Shabaab, ayada oo kooxduna iska fogeysay arrintaas.<\/p>\n<p>\u201cAniga oo ah Qareen Daahir Maxamed Cali oo Qareen u ah Maamo Khaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax waxaa Xeer ilaalinta CQS ugu soo gudbinayaa Cabashada uu ku xusan oo lid ku ah shaqsiyaadka ujeedda sare ku sheegan si waafaqsan qoddobada 21-aad iyo 22-aad ee XHCS,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waraaqda oo si toos ah ugu socotay Xafiiska X.Ilaalinta Guud, ayaa waxaa ogeysiin la siiyey Maxkamadda Darajada 1-aad ee CQS, waxaana lagu xusay eedeymaha saraakiishaas loo haysto,\u00a0taasi oo u dhigneyd sidan hoose;<\/p>\n<p>1. Fahad Yaasiin: Waa shaqsiga gabadha oo dalka dibadiisa ku maqan u yeeray, una sheegay in xil loo magacaabayo, mar kalane ayada oo safar u socota u sheegay inay joogto si Xil looga magacaabo, wuxuu kale oo uu u sheegay in lala soo xiriir dooni si loola socodsiiyo xilka loo magacaabay, soo wicitaankiisana wuxuu noqday kii gabadha lagu waayey.<\/p>\n<p>2. Cabdiqani Diirane oo loo yaqaano wadna-qabad: Waa shaqsiga gabadha gaariga ku soo qaaday oo gurigeeda ugu qaaday.<\/p>\n<p>3. Yaasiin Faray oo ah Taliyaha Nabadsugida G\/Banaadir: Waa shaqisga gabadha loo geeyay markii gurigeeda laga soo qaaday.<\/p>\n<p>4. Cabdillaah Aadan Kulane (Kulane Jiis): Waa shaqsiga dhowr jeer gabadha u soo jeediyay handadaad,arrintaas oo ay u sheegtay hooyadeed.<\/p>\n<p>Gal-dacwadeedka loo gudbiyey Xeer ilaalinta ayaa ka dhigan in si toos ah loo guda-gali doono baarista kiiska Ikraan, islamarkaana ay Saraakiishaas wajahi karaan maxkamadeyn, waa haddii uu ku cadaado kiiskaas.<\/p>\n<p>Si kastaba, arrintaan ayaa imanaysa xili uu Ra\u2019iisul Wasaaraha shaqo joojin ku sameeyay Fahad Yaasiin, sidoo kalena uu faray Xeer-ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida in uu baaris rasmi ah oo dhameystiran ku sameeyo kiiska Ikraan, kadibna horgeeyo maxkamad sharci ah oo awood u leh.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162594\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-7.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"957\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-7.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-7-226x300.jpeg 226w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-7-696x925.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-7-316x420.jpeg 316w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162593\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"962\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-5.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-5-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-5-696x930.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-5-314x420.jpeg 314w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162592\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"948\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-2-228x300.jpeg 228w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-2-696x916.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-2-319x420.jpeg 319w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa qabatay gal dacwadeed ka dhan ah Fahad Yaasiin, Agaasimihii hore ee hay\u2019adda NISA iyo Taliyaha hay\u2019adda ee gobolka Banaadir, Yaasiin Farey iyo Kulane Jiis. Qoraal kasoo baxay Qareenka Hooyada dhashay Ikraan ayaa lagu sheegay in dacwaddaan ay soo gudbiyeen qoyska iyo ehellada Ikraan Tahliil Faarax, oo ay NISA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa qabatay gal dacwadeed ka dhan ah Fahad Yaasiin, Agaasimihii hore ee hay\u2019adda NISA iyo Taliyaha hay\u2019adda ee gobolka Banaadir, Yaasiin Farey iyo Kulane Jiis. Qoraal kasoo baxay Qareenka Hooyada dhashay Ikraan ayaa lagu sheegay in dacwaddaan ay soo gudbiyeen qoyska iyo ehellada Ikraan Tahliil Faarax, oo ay NISA [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-08T16:44:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-08T16:44:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa qabatay gal dacwadeed ka dhan ah Fahad Yaasiin, Agaasimihii hore ee hay\u2019adda NISA iyo Taliyaha hay\u2019adda ee gobolka Banaadir, Yaasiin Farey iyo Kulane Jiis. Qoraal kasoo baxay Qareenka Hooyada dhashay Ikraan ayaa lagu sheegay in dacwaddaan ay soo gudbiyeen qoyska iyo ehellada Ikraan Tahliil Faarax, oo ay NISA [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-08T16:44:48+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/","name":"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","datePublished":"2021-09-08T16:44:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-qabatay-dacwad-ka-dhan-ah-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamada ciidamada oo qabatay dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162591"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162595,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162591\/revisions\/162595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162533"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}