{"id":162605,"date":"2021-09-08T23:12:12","date_gmt":"2021-09-08T20:12:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162605"},"modified":"2021-09-08T23:12:12","modified_gmt":"2021-09-08T20:12:12","slug":"rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/","title":{"rendered":"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162606\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"608\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay-1024x576.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay-1068x601.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay-746x420.webp 746w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii amniga xukuumadiisa Xasan Xundubay Jimcaale, isagoo xilkaas u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo mucaaradka katirsanaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha\u00a0 Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay.<\/p>\n<p>Magacabaadiisa ayaa kusoo aadaysa xilli khilaaf siyaasadeed oo xooggan uu ka dhex taagan yahay raysal wasaaraha iyo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore amniga ayaa kamid ahaa golihii wasiiradda ee raysal wasaare Rooble uu magacaabay markii xilka raysal wasaaraha loo magacabaay.<\/p>\n<p>Xilka qaadistiisa waxay kusoo beegantay xilli madaxweyne Farmaajo uu Fahad Yaasiin xil cusub u magacaabay kadib markii raysal wasaaruhu shaqada ka joojiyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162607\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"656\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-300x298.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-423x420.jpeg 423w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii amniga xukuumadiisa Xasan Xundubay Jimcaale, isagoo xilkaas u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo mucaaradka katirsanaa. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha\u00a0 Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay. Magacabaadiisa ayaa kusoo aadaysa xilli khilaaf siyaasadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii amniga xukuumadiisa Xasan Xundubay Jimcaale, isagoo xilkaas u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo mucaaradka katirsanaa. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha\u00a0 Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay. Magacabaadiisa ayaa kusoo aadaysa xilli khilaaf siyaasadeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-08T20:12:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/\",\"name\":\"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp\",\"datePublished\":\"2021-09-08T20:12:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp\",\"width\":1080,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii amniga xukuumadiisa Xasan Xundubay Jimcaale, isagoo xilkaas u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo mucaaradka katirsanaa. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha\u00a0 Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay. Magacabaadiisa ayaa kusoo aadaysa xilli khilaaf siyaasadeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-08T20:12:12+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/","name":"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp","datePublished":"2021-09-08T20:12:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xundubay.webp","width":1080,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirka-amniga-mid-kalane-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga mid kalane magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162605"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162608,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162605\/revisions\/162608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162606"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}