{"id":162611,"date":"2021-09-08T23:26:04","date_gmt":"2021-09-08T20:26:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162611"},"modified":"2021-09-08T23:26:04","modified_gmt":"2021-09-08T20:26:04","slug":"daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ikraan  Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162612\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png\" alt=\"\" width=\"1804\" height=\"1100\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png 1804w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-300x183.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-1024x624.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-768x468.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-1536x937.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-696x424.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-1068x651.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali-689x420.png 689w\" sizes=\"(max-width: 1804px) 100vw, 1804px\" \/><\/p>\n<p>Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo maanta hadal ka jeedisay kulan lagu dalbanayey in Ikraan ay cadaalad hesho ayaa shaacisay in dhowr mar ay ku guul-dareysatay inay ku hesho xiriirro ay la sameysay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo iyo Marwadiisa Seynab Macalin, si ay ugala hadasho arrinta gabadheedii Ikraan.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Soomaaliyeed waxaan ka dalbanayaa in dhibka igu dhacay ee Wadnaheyga dhimbisha dabka ah ku dhejiyey ay ka hor-tagaan, si gabar ama wiil dambe oo Soomaaliyeed uusan ugu dhicin,\u201d ayey tiri Hooyo Qaali.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in Farmaajo ay marar badan codsi u dirtay oo ku hor oysay, balse codsigeedii iyo xiriirradii ay la sameysay uu dheg jalaq u sii diiday.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha lambarkiisaan helay waan wacay, markii uu iga qaban waayey, fariin ayaan u diray, iigama soo jawaabin, marwadiisa ayaan taleefan u diray, waa iga qaban weysay, waxaa ii cad in Farmaajo cadaaladda iga hor-taagan yahay oo raggii gabadheyda ku dhex-dhibaateeyey xarunta NISA uu maanta xasaanad u raadinaayo, umadda Soomaaliyeed ha igu garab istaageen cadaalad u raadinta dhabadheydii Ikraan,\u201d ayey yiri Hooyo Qaali.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hooyo Qaali ayaa aad ugu mahad celisay Ra\u2019iisul wasaare Rooble iyo dhamaan dadkii maalmihii lasoo dhaafay u banaan-baxay in Ikraan Tahliil ay cadaalad hesho, iyadoo Rooble ka codsatay in arrinteeda uusan ka quusan ilaa inta laga sal-gaarayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale beesha caalamka iyo hey\u2019adaha u dooda xuquuqda aadanaya ayey ka codsatay in aysan ka sii aamusnaan arrinta gabadheedii Ikraan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Qaali Maxamuud Guhaad ayaa guddoomiyaha ururka haweenka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe iyo guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ku eedeysay inay ka gaabsadeen arrinta Ikraan Tahliil oo iyagu ay dad ugu xigeen, sida ay sheegtay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/F0VRXrei2s8\" width=\"711\" height=\"400\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo maanta hadal ka jeedisay kulan lagu dalbanayey in Ikraan ay cadaalad hesho ayaa shaacisay in dhowr mar ay ku guul-dareysatay inay ku hesho xiriirro ay la sameysay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo iyo Marwadiisa Seynab Macalin, si ay ugala hadasho arrinta gabadheedii Ikraan. \u201cShacabka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo maanta hadal ka jeedisay kulan lagu dalbanayey in Ikraan ay cadaalad hesho ayaa shaacisay in dhowr mar ay ku guul-dareysatay inay ku hesho xiriirro ay la sameysay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo iyo Marwadiisa Seynab Macalin, si ay ugala hadasho arrinta gabadheedii Ikraan. \u201cShacabka Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-08T20:26:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1804\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png\",\"datePublished\":\"2021-09-08T20:26:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png\",\"width\":1804,\"height\":1100},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo maanta hadal ka jeedisay kulan lagu dalbanayey in Ikraan ay cadaalad hesho ayaa shaacisay in dhowr mar ay ku guul-dareysatay inay ku hesho xiriirro ay la sameysay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo iyo Marwadiisa Seynab Macalin, si ay ugala hadasho arrinta gabadheedii Ikraan. \u201cShacabka Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-08T20:26:04+00:00","og_image":[{"width":1804,"height":1100,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png","datePublished":"2021-09-08T20:26:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hooyo-qaali.png","width":1804,"height":1100},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-hooyadeed-oo-shaacisay-wixii-ay-kala-kulantay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ikraan Hooyadeed oo shaacisay wixii ay kala kulantay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162611"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162613,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162611\/revisions\/162613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162612"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}