{"id":162654,"date":"2021-09-10T11:03:29","date_gmt":"2021-09-10T08:03:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162654"},"modified":"2021-09-10T11:03:29","modified_gmt":"2021-09-10T08:03:29","slug":"qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"399\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa Muqdisho u tagay sidii ay waan waan uga dhex bilaabi lahaayeen madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble oo khilaafkoodu meel adag uu gaaray.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne ayaa la kulmay raysal wasaaraha iyo madaxweynaha, waxayna kala hadleen in aysan qaadin tallaabooyin kale oo sii hurin kara khilaafka ka dhexeeya.<\/p>\n<p>Wararka aan helayno waxay sheegayaan in madaxweynaha iyo raysal wasaaruhu aqbaleen dhex dhexaadinta laga dhex wado, inkastoo mid walbaa uu la yimid sharuudo ku xiran wada hadalka laga dhex bilaabay.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa ku adkaystay in taliye Bashiir Goobe uu yahay taliyaha NISA, sidoo kalena madaxweyne Farmaajo wuxuu ku adkaysanayaa in tallaabooyinkii uu qaaday raysal wasaaruhu aanay waxba ka jirin.<\/p>\n<p>Kulamada ayaa la sheegay in maanto oo jimco ah in ay sii soconayaan islamarkaana labada madaxweyne ay rajo wanaagsan ka qabaan in ugu dambayn la heshiisiiyo labada masuul ee dalka ugu sareeyo, si aanu khilaafkooda uu saamayn ugu yeelan arrimaha doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa Muqdisho u tagay sidii ay waan waan uga dhex bilaabi lahaayeen madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble oo khilaafkoodu meel adag uu gaaray. Labada madaxweyne ayaa la kulmay raysal wasaaraha iyo madaxweynaha, waxayna kala hadleen in aysan qaadin tallaabooyin kale oo sii hurin kara khilaafka ka dhexeeya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa Muqdisho u tagay sidii ay waan waan uga dhex bilaabi lahaayeen madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble oo khilaafkoodu meel adag uu gaaray. Labada madaxweyne ayaa la kulmay raysal wasaaraha iyo madaxweynaha, waxayna kala hadleen in aysan qaadin tallaabooyin kale oo sii hurin kara khilaafka ka dhexeeya. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-10T08:03:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/\",\"name\":\"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-10T08:03:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg\",\"width\":660,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa Muqdisho u tagay sidii ay waan waan uga dhex bilaabi lahaayeen madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble oo khilaafkoodu meel adag uu gaaray. Labada madaxweyne ayaa la kulmay raysal wasaaraha iyo madaxweynaha, waxayna kala hadleen in aysan qaadin tallaabooyin kale oo sii hurin kara khilaafka ka dhexeeya. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-10T08:03:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":399,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/","name":"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg","datePublished":"2021-09-10T08:03:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg","width":660,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-lafta-gareen-oo-waan-waan-ka-dhex-bilaabay-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor iyo Lafta Gareen oo waan waan ka dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162654"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162656,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162654\/revisions\/162656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}