{"id":162722,"date":"2021-09-10T21:12:13","date_gmt":"2021-09-10T18:12:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162722"},"modified":"2021-09-10T21:15:06","modified_gmt":"2021-09-10T18:15:06","slug":"ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162723\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee maxkamadda Sare ee dalka, Abukaate Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in raysal wasaare rooble uu sharciyan ku saxan yahay magacaabida iyo dhaarinta xubinta kamid ah golihiisa wasiiradda.<\/p>\n<p>Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin wax baahi ah oo xilligan waajib ka dhigaya in wasiirka la magacaabay uu barlamaanka oo haatan aan fadhiyin xasaanad weydiisto.<\/p>\n<p>\u201cQofka markii la magacaabo waala dhaarinayaa wuu shaqeynayaa, dabadeedna markii barlamaanku uu fadhiisto, ayuu weydiisanayaa xasaanada,\u201dwaxaa sidaasi yiri Ceydiid Ilka Xanaf.<\/p>\n<p>Ceydiid Ilka Xanaf wuxuu tilmaamay guddoomiye Mursal iyo barlamaankiisaba in aanay haysan wax sharciyad ah oo ay xukuumada raysal wasaare rooble kugula xisaabtamaan isbedelka uu ku sameynayo xukuumadiisa.<\/p>\n<p>\u201cMursal meel uu sharciyad ku haysto ama uu wasiir xasaanad ku siiyo maba jirto,\u201d ayuu sii raaciyay Ceydiid Ilka Xanaf.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa maalmo ka hor magacaabay wasiirka amniga, waxaana maalin kadib dhaariyay wasiirka caddaalada Soomaaliya, waxaana arrintaas sharci darro ku tilmaamay gudoomiye Maxamed Mursal.<\/p>\n<p>Mursal ayaa ku doodday in shaqada dhaarinta iyo xasaanad siinta wasiirka cusub ay tahay shaqo uu lahaa barlamaankiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F995668537922542%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee maxkamadda Sare ee dalka, Abukaate Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in raysal wasaare rooble uu sharciyan ku saxan yahay magacaabida iyo dhaarinta xubinta kamid ah golihiisa wasiiradda. Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin wax baahi ah oo xilligan waajib ka dhigaya in wasiirka la magacaabay uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda Sare ee dalka, Abukaate Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in raysal wasaare rooble uu sharciyan ku saxan yahay magacaabida iyo dhaarinta xubinta kamid ah golihiisa wasiiradda. Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin wax baahi ah oo xilligan waajib ka dhigaya in wasiirka la magacaabay uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-10T18:12:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-10T18:15:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-10T18:12:13+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-10T18:15:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda Sare ee dalka, Abukaate Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in raysal wasaare rooble uu sharciyan ku saxan yahay magacaabida iyo dhaarinta xubinta kamid ah golihiisa wasiiradda. Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin wax baahi ah oo xilligan waajib ka dhigaya in wasiirka la magacaabay uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-10T18:12:13+00:00","article_modified_time":"2021-09-10T18:15:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/","name":"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg","datePublished":"2021-09-10T18:12:13+00:00","dateModified":"2021-09-10T18:15:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668723526291389.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-warkii-mursal-kutilmaamay-riyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ceydiid Ilka Xanaf oo warkii Mursal kutilmaamay riyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162722"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162722"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162725,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162722\/revisions\/162725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162723"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}