{"id":162729,"date":"2021-09-11T12:03:47","date_gmt":"2021-09-11T09:03:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162729"},"modified":"2021-09-11T12:35:41","modified_gmt":"2021-09-11T09:35:41","slug":"farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"399\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee dalku ay kulamo ka yeelanayaa khilaafka ka dhex aloosan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday saaxiibadiisa Qoor-Qoor iyo Lafta-gareen iney la kulansiiyaan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, iyadoona kulankaasi diirada lagu saari doonnaa maamulka laamaha Amniga gaar ahaan booliska iyo hay\u2019adda nabad sugida oo ay isku hayaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa la soo werinayaa inuu wali ku adkeysanaayo maamulka laamaha Amniga halka uu diidan yahay arintaasi Maxamed Xuseen Rooble, inkastoo madaxda dowlad goboleedyada ee dhex dhexaadinta wada ay rajo ka qabaan heshiis laga gaaro murankaasi.<\/p>\n<p>Dhankiisa Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa howl geliyey wasiirkii amniga ee uu dhowaan magacaabay, wuxuuna sheegay in xukuumaddiisu aysan u joojin doonin xuluufaysiga siyaasadeed ee kaga imaanaya dhanka Villa Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee dalku ay kulamo ka yeelanayaa khilaafka ka dhex aloosan. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday saaxiibadiisa Qoor-Qoor iyo Lafta-gareen iney la kulansiiyaan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, iyadoona kulankaasi diirada lagu saari doonnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee dalku ay kulamo ka yeelanayaa khilaafka ka dhex aloosan. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday saaxiibadiisa Qoor-Qoor iyo Lafta-gareen iney la kulansiiyaan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, iyadoona kulankaasi diirada lagu saari doonnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-11T09:03:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-11T09:35:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/\",\"name\":\"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-11T09:03:47+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-11T09:35:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg\",\"width\":1920,\"height\":1440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo - Wardoon","og_description":"Ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee dalku ay kulamo ka yeelanayaa khilaafka ka dhex aloosan. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday saaxiibadiisa Qoor-Qoor iyo Lafta-gareen iney la kulansiiyaan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, iyadoona kulankaasi diirada lagu saari doonnaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-11T09:03:47+00:00","article_modified_time":"2021-09-11T09:35:41+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/","name":"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg","datePublished":"2021-09-11T09:03:47+00:00","dateModified":"2021-09-11T09:35:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/far.jpeg","width":1920,"height":1440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-rooble-ala-kulansiiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo dalbaday in Rooble lala kulansiiyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162729"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162729"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162738,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162729\/revisions\/162738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162581"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}