{"id":162737,"date":"2021-09-11T15:47:36","date_gmt":"2021-09-11T12:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162737"},"modified":"2021-09-11T15:58:04","modified_gmt":"2021-09-11T12:58:04","slug":"farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda  Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162739\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"399\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed Axmed Qoor-qoor iyo Cabdicasiis lafta-gareen ayaa ku guulaystay in ay wadahadal iskugu keenaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra&#8217;iisulwasaare Rooble oo uu ka dhex taagan yahay khilaaf ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.<\/p>\n<p>Wararka aan helayno waxay sheegayaan in muddo labo saacaddood uu kulan albaabada u xiran u socdo madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble oo ay wehliyaan labada madaxweyne ee Galmudug iyo K\/Galbeed.<\/p>\n<p>Wada hadalada ayaa diiradda lagu saarayaa sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka dhashay go\u2019aanada kasoo kala baxay labada masuul ee dalka ugu sarreeya, go&#8217;aanadaas oo sababi kara\u00a0 in dalku galo qalaalase.<\/p>\n<p>Rajo wanaagsan ayaa laga qabaa in madaxweynaha iyo raysal wasaaruhu ka heshiiyaan khilaafkooda sida ay tilmaamayaan warar horudhac ah oo laga helayo kulankooda, balse lama saadaali karo waxa ay ku heshiiyaan.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda waxaa lagu guulaystay in labada masuul is xakameeyaan oo ay joojiyaan warqadaha xafiisyadooda kasoo kala baxaya ee khilaafka taagan sii hurinaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed Axmed Qoor-qoor iyo Cabdicasiis lafta-gareen ayaa ku guulaystay in ay wadahadal iskugu keenaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra&#8217;iisulwasaare Rooble oo uu ka dhex taagan yahay khilaaf ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in muddo labo saacaddood uu kulan albaabada u xiran u socdo madaxweyne Farmaajo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed Axmed Qoor-qoor iyo Cabdicasiis lafta-gareen ayaa ku guulaystay in ay wadahadal iskugu keenaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra&#8217;iisulwasaare Rooble oo uu ka dhex taagan yahay khilaaf ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in muddo labo saacaddood uu kulan albaabada u xiran u socdo madaxweyne Farmaajo iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-11T12:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-11T12:58:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/\",\"name\":\"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-11T12:47:36+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-11T12:58:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed Axmed Qoor-qoor iyo Cabdicasiis lafta-gareen ayaa ku guulaystay in ay wadahadal iskugu keenaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra&#8217;iisulwasaare Rooble oo uu ka dhex taagan yahay khilaaf ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in muddo labo saacaddood uu kulan albaabada u xiran u socdo madaxweyne Farmaajo iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-11T12:47:36+00:00","article_modified_time":"2021-09-11T12:58:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":399,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/","name":"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg","datePublished":"2021-09-11T12:47:36+00:00","dateModified":"2021-09-11T12:58:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021910637668348931845174-1.jpeg","width":660,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-rooble-oo-shir-albaabada-u-xiran-yahay-uga-socda-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo iyo Rooble oo shir albaabada u xiran yahay uga socda Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162737"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162737"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162741,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162737\/revisions\/162741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162739"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}