{"id":162742,"date":"2021-09-11T22:08:57","date_gmt":"2021-09-11T19:08:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162742"},"modified":"2021-09-11T22:10:47","modified_gmt":"2021-09-11T19:10:47","slug":"daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162744\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png\" alt=\"\" width=\"1346\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png 1346w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax-300x177.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax-1024x604.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax-768x453.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax-696x411.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax-1068x630.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax-712x420.png 712w\" sizes=\"(max-width: 1346px) 100vw, 1346px\" \/>Dr. Tahliil Faarax oo ah Aabaha gabadha loo heysto NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in wax diyo ah aysan qaadan doonin, baaqna u diray madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Aabe Tahliil Faarax ayaa sheegay in isaga iyo hooyada dhashay gabadhiisa ee Qaali Maxamuud Guhaad aysan qaadan doonin diyo ama mag, \u201cXataa hadii ay bilyanis noqoto\u201d sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cMarkii ay NISA shaacisay geerida Ikraan, ee Ra\u2019iisul wasaaruhu amray hey\u2019adaha garsoorka in kiiska ay baaraan, durbadiiba waxaa ka hor yimid Fahad iyo Farmaajo oo in ka badan laba bilood ah dhegaha ka fureystay qeyladhaanteena iyo tan shacabka, ficilkii ugu horeeyey ee Farmaajo waxa uu noqday inuu hor istaago cadaalad u raadinta kiiska gabadheyda,\u201d ayuu yiri Dr. Tahliil Faarax.<\/p>\n<p>Diktoorka ayaa madaxweyne Farmaajo u sheegay in uusan jirin qof cadaaladda ka weyn umadda uu u dhaartana ay cadaaladda un deeqdo, \u201cHadii aadan wax ka ogeyn dilka gabadheyda, fadlan Farmaajo ka wareeg cadaaladda, hanaga hor istaagin,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxuu intaas ku sii daray, \u201cGo\u2019aanka reer Tahliil Faarax iyo reer Maxamuud Guhaad ee kiiska Ikraan waxa uu yahay in wax gorgortan ah aysan ka geli doonin cadaaladda u helidda gabadhooda, wax cadaalad aan aheyna nama deeqdo, madaxda NISA waxaan ka rabnaa hadii ay hayaan gabadheenii inay si deg deg ah u sii daayaan, hadii la dilayna in meydkeeda nala siiyo, si aan u aasano.\u201d<\/p>\n<p>\u201cAniga iyo hooyada dhashay gabadha ee Qaali Maxamuud, waxaan u cadeyneynaa madaxda dhex-dhexaadinta ku howlan in marnaba aanaa diyaar u aheyn in kiiska lagu dhameeyo xeer Soomaali, wadahadal iyo diyo, xataa hadii ay bilyanis tahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Aabe Tahliil Faarax ayaa u mahad celiyey dhammaan dhinacyadii isku howlay cadaalad u raadinta gabadhiisa Ikraan Tahliil, sidoo kale waxa uu u mahad celiyey madaxda ku howlan waan-waanta laga dhex-wado Farmaajo iyo Rooble oo isku khilaafay kiiska Ikraan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Laa5S5JNQeg\" width=\"804\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Tahliil Faarax oo ah Aabaha gabadha loo heysto NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in wax diyo ah aysan qaadan doonin, baaqna u diray madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Aabe Tahliil Faarax ayaa sheegay in isaga iyo hooyada dhashay gabadhiisa ee Qaali Maxamuud Guhaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr. Tahliil Faarax oo ah Aabaha gabadha loo heysto NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in wax diyo ah aysan qaadan doonin, baaqna u diray madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Aabe Tahliil Faarax ayaa sheegay in isaga iyo hooyada dhashay gabadhiisa ee Qaali Maxamuud Guhaad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-11T19:08:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-11T19:10:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1346\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png\",\"datePublished\":\"2021-09-11T19:08:57+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-11T19:10:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png\",\"width\":1346,\"height\":794},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo - Wardoon","og_description":"Dr. Tahliil Faarax oo ah Aabaha gabadha loo heysto NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in wax diyo ah aysan qaadan doonin, baaqna u diray madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Aabe Tahliil Faarax ayaa sheegay in isaga iyo hooyada dhashay gabadhiisa ee Qaali Maxamuud Guhaad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-11T19:08:57+00:00","article_modified_time":"2021-09-11T19:10:47+00:00","og_image":[{"width":1346,"height":794,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/","name":"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png","datePublished":"2021-09-11T19:08:57+00:00","dateModified":"2021-09-11T19:10:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Tahliil-Faarax.png","width":1346,"height":794},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ikraan-aabaheed-oo-sheegay-in-aanu-aqbaleyn-diyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ikraan Aabaheed oo sheegay in aanu Aqbaleyn Diyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162742"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162742"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162745,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162742\/revisions\/162745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162744"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}