{"id":162801,"date":"2021-09-12T12:54:40","date_gmt":"2021-09-12T09:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162801"},"modified":"2021-09-12T12:54:40","modified_gmt":"2021-09-12T09:54:40","slug":"kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/","title":{"rendered":"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162328\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/202192637661850113672664.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/202192637661850113672664.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/202192637661850113672664-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa fashil kusoo dhamaaday kulamo saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble, kulamadan ayaana ahaa kuwa xal loogu raadinayay khilaafka ka dhashay kiiska dilka Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan golaha Shacabka ee waqtigiisu dhamaaday ayaa sheegay in shirkii u socday Farmaajo iyo Rooble fashilmay kadib markii Madaxweynaha ku dhegay in kiiska dilka Ikraan laga soo celiyo maxkamada.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay Xildhibaanka in Madaxweyne Farmaajo diidan yahay taliyihii NISA uu soo magacaabay Ra\u2019isul Wasaare Rooble uuna doonayo mid kale in isagu soo magacaabo si loo tir tiro raadka kiiska Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sidoo kale shaaciyay in kiiska Ikraan Tahliil intii loo maleenayay uu hada ka weenaaday, waxa uuna xusay in ay soo baxeen xogo cusub oo hadii ay run noqdaan ceeb iyo foolxumo weyn ku ah dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201dKiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay waxaana soo baxaya xogo hor leh oo hadii ay run noqdaan ceeb iyo foolxumo aan la arag oo la maqal ku ah Dowladnimada Soomaaliya, Dhaqankeena suuban iyo Diinteena Islaamka!\u201d ayuu yiri Xildhibaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaana si rasmi ah u cadeen xogahan cusub ee halista ah ee soo shaac baxay, waxaana dadka siyaasada falanqeeya rumeesan yihiin in Kiiska Ikraan Tahliil lugaha la gali doono kiisas hore oo dil ah oo horey loo fuliyay.<\/p>\n<p>Khilaafka u dhaxeeya Madaxda ugu sareeya dalka ayaa ka dhashay kiiska dilka Ikraan Tahliil oo lagu tuhmayo in saraakiil katirsan Hay\u2019adda NISA ku lug leeyihiin, waxa uuna kiiskan sababay in xilka laga qaado Fahad dalkana uu galo khalalaase siyaasadeed.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/mahadsalad\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa fashil kusoo dhamaaday kulamo saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble, kulamadan ayaana ahaa kuwa xal loogu raadinayay khilaafka ka dhashay kiiska dilka Ikraan Tahliil. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan golaha Shacabka ee waqtigiisu dhamaaday ayaa sheegay in shirkii u socday Farmaajo iyo Rooble fashilmay kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa fashil kusoo dhamaaday kulamo saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble, kulamadan ayaana ahaa kuwa xal loogu raadinayay khilaafka ka dhashay kiiska dilka Ikraan Tahliil. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan golaha Shacabka ee waqtigiisu dhamaaday ayaa sheegay in shirkii u socday Farmaajo iyo Rooble fashilmay kadib markii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-12T09:54:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/\",\"name\":\"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-12T09:54:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay - Wardoon","og_description":"Waxaa fashil kusoo dhamaaday kulamo saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble, kulamadan ayaana ahaa kuwa xal loogu raadinayay khilaafka ka dhashay kiiska dilka Ikraan Tahliil. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan golaha Shacabka ee waqtigiisu dhamaaday ayaa sheegay in shirkii u socday Farmaajo iyo Rooble fashilmay kadib markii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-12T09:54:40+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/","name":"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg","datePublished":"2021-09-12T09:54:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-ikraan-inta-la-malaynayo-waa-ka-weyn-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kiiska Ikraan inta la malaynayo waa ka weyn yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162801"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162801\/revisions\/162802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162346"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}