{"id":162854,"date":"2021-09-14T11:21:28","date_gmt":"2021-09-14T08:21:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162854"},"modified":"2021-09-14T11:21:28","modified_gmt":"2021-09-14T08:21:28","slug":"gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/","title":{"rendered":"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey"},"content":{"rendered":"<p>Maryan Cabdi Xuseen oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse heesata dhalashada dalka Norwey ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaali ah oo sidoo kale xijaaban oo kamid noqota Baarlamaanka dalka Norwey.<\/p>\n<p>Gabadhan Soomaaliyeed ee kamid noqotay Baarlamaanka Norwey ayaa dhigtay taariikh cusub, waxa ayna noqotay gabadhii ugu horeysay ee muslim ah oo iyada oo xijaab xiran ka dhex muuqan doonta golaha sharci dajinta dalka Norway.<\/p>\n<p>Maryan Cabdi Xuseen oo wax ku baratay dalka Norwey ayaa inta aysan siyaasadda galin waxa ay soo noqotay gudoomiyaha Ururka Ardeyda Soomaaliyeed ee jaamacadaha dalka Norway( Somalisk Student forening, SSF).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Soomaalida kunool dalka Norwey ayaana si weyn usoo dhaweeyay uguna farxay guusha doorashada dalkaasi ka dhacday ka gaartay gabadhan Soomaaliyeed oo kamid noqotay Baarlamaanka dalka Norwey.<\/p>\n<p>Bulshada Soomaaliyeed ee kunool qaar kamid ah dalalka Caalamka ayaa markan kasoo dhax muuqanaya siyaasada wadamada ay joogaan, waxa ayna\u00a0 Xildhibaano ka noqdeen qaar kamid ah wadamada ay joogaan halka sidoo kale xilal sarana ka hayaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162855\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg 400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan-150x150.jpeg 150w\" sizes=\"(max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162856\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryanxusen.jpeg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryanxusen.jpeg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryanxusen-300x186.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryanxusen-356x220.jpeg 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryanxusen-696x433.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryanxusen-676x420.jpeg 676w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maryan Cabdi Xuseen oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse heesata dhalashada dalka Norwey ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaali ah oo sidoo kale xijaaban oo kamid noqota Baarlamaanka dalka Norwey. Gabadhan Soomaaliyeed ee kamid noqotay Baarlamaanka Norwey ayaa dhigtay taariikh cusub, waxa ayna noqotay gabadhii ugu horeysay ee muslim ah oo iyada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maryan Cabdi Xuseen oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse heesata dhalashada dalka Norwey ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaali ah oo sidoo kale xijaaban oo kamid noqota Baarlamaanka dalka Norwey. Gabadhan Soomaaliyeed ee kamid noqotay Baarlamaanka Norwey ayaa dhigtay taariikh cusub, waxa ayna noqotay gabadhii ugu horeysay ee muslim ah oo iyada oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-14T08:21:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/\",\"name\":\"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-14T08:21:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg\",\"width\":400,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey - Wardoon","og_description":"Maryan Cabdi Xuseen oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse heesata dhalashada dalka Norwey ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaali ah oo sidoo kale xijaaban oo kamid noqota Baarlamaanka dalka Norwey. Gabadhan Soomaaliyeed ee kamid noqotay Baarlamaanka Norwey ayaa dhigtay taariikh cusub, waxa ayna noqotay gabadhii ugu horeysay ee muslim ah oo iyada oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-14T08:21:28+00:00","og_image":[{"width":400,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/","name":"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg","datePublished":"2021-09-14T08:21:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maryan.jpeg","width":400,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-markii-ugu-horaysay-kamid-noqotay-baarlamaanka-norwey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay kamid noqotay Baarlamaanka Norwey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162854"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162857,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162854\/revisions\/162857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162855"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}