{"id":162897,"date":"2021-09-15T17:32:29","date_gmt":"2021-09-15T14:32:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162897"},"modified":"2021-09-15T17:32:29","modified_gmt":"2021-09-15T14:32:29","slug":"icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/","title":{"rendered":"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162898\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg\" alt=\"\" width=\"608\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg 608w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x-300x178.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 608px) 100vw, 608px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa soo saartay warbixin ay walaac xooggan kaga muujinayso xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Warbixinta waxay hay&#8217;addu ku sheegaysaa in madaxweyne Farmaajo iyo xulafadhiisa ay doonayaan in ay dadaal kasta ku bixiyaan sidii lagu ridi lahaa ra\u2019iisul wasaare Rooble, arrintaas oo hay\u2019addu ay ku tilmaamtay in ay burburinayso heshiiskii doorashada.<\/p>\n<p>Kadib markii uu fashilmay dhex\u2013dhexaadinnadii laga dhex waday Farmaajo iyo Rooble, waxay ICG saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya ugu yeeraysaa inay u diyaar garoobaan inay qaadaan tillaabooyin lagaga hortagayo fashilka doorashada.<\/p>\n<p>ICG waxay saaxiibada caalamiga ah ku boorisay inay farta ku fiiqaan kuwa u dhaqmaya sidii qaswadayaal, uguna hanjabaan cunaqabateyn in lagusoo rogayo haddii aysan la imaan wax is beddel ah.<\/p>\n<p>\u201cSaaxiibada caalamiga ah waa inay kusoo rogaan cunaqabateyn socdaal ama xayiraad hantiyeed, oo ka dhan ah kuwa ku adkeysanaya falalka wax u dhimaya xasilloonida Soomaaliya iyo rajada laga qabo in la gaaro doorasho degdeg ah,\u201d ayay tiri ICG.<\/p>\n<p>ICG waxay Mareykanka, UK iyo Midowga Yurub ugu baaqday inay hormuud ka noqdaan arrintan, marka la eego taageerada weyn ee ay siiyaan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa soo saartay warbixin ay walaac xooggan kaga muujinayso xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble. Warbixinta waxay hay&#8217;addu ku sheegaysaa in madaxweyne Farmaajo iyo xulafadhiisa ay doonayaan in ay dadaal kasta ku bixiyaan sidii lagu ridi lahaa ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa soo saartay warbixin ay walaac xooggan kaga muujinayso xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble. Warbixinta waxay hay&#8217;addu ku sheegaysaa in madaxweyne Farmaajo iyo xulafadhiisa ay doonayaan in ay dadaal kasta ku bixiyaan sidii lagu ridi lahaa ra\u2019iisul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-15T14:32:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/\",\"name\":\"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-15T14:32:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg\",\"width\":608,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa soo saartay warbixin ay walaac xooggan kaga muujinayso xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble. Warbixinta waxay hay&#8217;addu ku sheegaysaa in madaxweyne Farmaajo iyo xulafadhiisa ay doonayaan in ay dadaal kasta ku bixiyaan sidii lagu ridi lahaa ra\u2019iisul [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-15T14:32:29+00:00","og_image":[{"width":608,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/","name":"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg","datePublished":"2021-09-15T14:32:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg_03082017_otric_1213_ns_700_cameroon-info-p-net_800xm9x.jpeg","width":608,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/icg-oo-dalbadatay-in-cunaqatayn-lasaaro-farmajo-iyo-xulafadiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ICG oo dalbadatay in cunaqatayn lasaaro Farmajo iyo xulafadiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162897"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162899,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162897\/revisions\/162899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162898"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}