{"id":162900,"date":"2021-09-15T17:39:23","date_gmt":"2021-09-15T14:39:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162900"},"modified":"2021-09-15T17:39:23","modified_gmt":"2021-09-15T14:39:23","slug":"bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay&#8217;adda NISA ee gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162903\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe-300x192.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n<p>Agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA uu dhawaan u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G\/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac).<\/p>\n<p>Xilkan ayaa waxaa horey u hayey Yaasiin Farey, inkasta oo markii dambe Farmaajo uu sheegay inuu u magacaabay agaasimaha hay\u2019adda NISA. Warqadda Bashiir Goobe, laguma soo hadal qaadin Yaasiin Farey.<\/p>\n<p>Waraaq magacaabis oo kasoo baxday Agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA ayaa waxaa lagu faray dhamaan agaasinada hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka inay ka gutaan mid walba waajibaada kaga aadan.<\/p>\n<p>\u201cDanta shaqada qaranka awgeed, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 15.09.2021, waxaan u magacaabay Sarkaalka G\/lle: Muxidiin Maxamed Jimcaale (Warbac) inuu noqdo Agaasimaha HNSQ ee Caasimadda,\u201d ayaa lagu yiri waraaqda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina Agaasimaha KMG ee NISA, Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa sarkaalka cusub u rajeeyay guul iyo shaqo wacan.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa xili ay weli taagan tahay xiisada ka dhalatay magacaabista Agaasimaha KMG ee NISA, kadib markii uu xilka ka qaaday Ra\u2019iisul Wasaaraha agaasimihii hore, Fahad Yaasiin oo ay saaxiib dhow ahaayeen madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162902\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-12.jpeg\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-12.jpeg 644w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-12-207x300.jpeg 207w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-12-290x420.jpeg 290w\" sizes=\"(max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA uu dhawaan u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G\/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac). Xilkan ayaa waxaa horey u hayey Yaasiin Farey, inkasta oo markii dambe Farmaajo uu sheegay inuu u magacaabay agaasimaha hay\u2019adda NISA. Warqadda Bashiir Goobe, laguma soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay&#039;adda NISA ee gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay&#039;adda NISA ee gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA uu dhawaan u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G\/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac). Xilkan ayaa waxaa horey u hayey Yaasiin Farey, inkasta oo markii dambe Farmaajo uu sheegay inuu u magacaabay agaasimaha hay\u2019adda NISA. Warqadda Bashiir Goobe, laguma soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-15T14:39:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay'adda NISA ee gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-15T14:39:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg\",\"width\":648,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay&#8217;adda NISA ee gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay'adda NISA ee gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay'adda NISA ee gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Agaasimaha KMG ee hay\u2019adda NISA uu dhawaan u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G\/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac). Xilkan ayaa waxaa horey u hayey Yaasiin Farey, inkasta oo markii dambe Farmaajo uu sheegay inuu u magacaabay agaasimaha hay\u2019adda NISA. Warqadda Bashiir Goobe, laguma soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-15T14:39:23+00:00","og_image":[{"width":648,"height":415,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/","name":"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay'adda NISA ee gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg","datePublished":"2021-09-15T14:39:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/goobe.jpeg","width":648,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashiir-goobe-oo-magacaabay-taliyaha-hayadda-nisa-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bashiir goobe oo magacaabay taliyaha hay&#8217;adda NISA ee gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162900"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162900"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162904,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162900\/revisions\/162904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}