{"id":162923,"date":"2021-09-16T12:23:01","date_gmt":"2021-09-16T09:23:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162923"},"modified":"2021-09-16T12:23:01","modified_gmt":"2021-09-16T09:23:01","slug":"daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162924\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka dhacay isgoyska banaadir, waxaana arintaas ka hadlay Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ka dhacay \u00a0degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 5 qof oo iskugu jira Ciidamo iyo dad shacab ah,oo uu ka mid ahaa Wiil Cabitaan ku gadayay isgoyska banaadir.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa shaaciyey inuu dagaalka u dhexeeyey laba maleeshiyo beleed, isla-markaana ay ku baxeen ciidamada Booliska, kadibna rasaas lagu soo furay, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijyey dhaawaca taliyaha Haramcad, Cabdixamiid Cabdullaahi Fanax, sidoo kalena ay jiraan khasaare kale oo dhaawac ah oo soo gaaray dad shacab ah oo ka agdhowaa dhismaha lagu dagaalamay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F883587595926778%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka dhacay isgoyska banaadir, waxaana arintaas ka hadlay Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan. Dagaalkaan ka dhacay \u00a0degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 5 qof oo iskugu jira Ciidamo iyo dad shacab ah,oo uu ka mid ahaa Wiil Cabitaan ku gadayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka dhacay isgoyska banaadir, waxaana arintaas ka hadlay Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan. Dagaalkaan ka dhacay \u00a0degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 5 qof oo iskugu jira Ciidamo iyo dad shacab ah,oo uu ka mid ahaa Wiil Cabitaan ku gadayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-16T09:23:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/\",\"name\":\"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-16T09:23:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta - Wardoon","og_description":"Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka dhacay isgoyska banaadir, waxaana arintaas ka hadlay Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan. Dagaalkaan ka dhacay \u00a0degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 5 qof oo iskugu jira Ciidamo iyo dad shacab ah,oo uu ka mid ahaa Wiil Cabitaan ku gadayay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-16T09:23:01+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/","name":"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg","datePublished":"2021-09-16T09:23:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/haramacad.jpeg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-haramcad-oo-kudhaawacmay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Taliyaha Haramcad oo kudhaawacmay dagaalkii maanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162923"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162925,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162923\/revisions\/162925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162924"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}