{"id":162943,"date":"2021-09-16T21:10:57","date_gmt":"2021-09-16T18:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162943"},"modified":"2021-09-16T21:10:57","modified_gmt":"2021-09-16T18:10:57","slug":"puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/","title":{"rendered":"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay warqadii ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Somalia ee lagu sheegay in shaqada looga joojiyey raisul Wasaaraha Somalia.<\/p>\n<p>Agaasime Ku xigeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay nin talaabada Madaxweynaha la doonayo in lagu carqaladeeyo doorashooyina ka bilowday dalka.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Wadatashiga Qaran oo uu madaxda u yahay Raisul Wasaare Rooble ayaa hormuud u ah in wadanka doorasho ka dhacdo si nabdoon, loona helo dowlad fulisa Qorshaha Dowlad dhiska Soomaaliya ee ku cadaa heshiiskii 27 May 2021 ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran\u201d ayuu yiri agaasime ku-xigeenka.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray qoraalka Madaxweynaha uu qeyb ka yahay talo xumida lagu maamulayey dalka afartii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa waraaqdan ay qeyb tahay talo xumida lagu maamulayay wadanka afartii sano ee uu Xilka hayay iyo in ay ka go\u2019an tahay inuu si kasta ku hor istaago in wadanka aysan doorasho ka dhicin\u201d ayuu yiri Agaasime Ku xigeenka Madaxtooyada Puntland Timacade .<\/p>\n<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa sheegay inuu go\u2019aankan qaatay ka dib markii uu Ra\u2019iisal wasaaraha ka weecday waajibaadkii loo igmaday xukuumadda ee ahaa ka shaqeynta doorashooyinka iyo amniga doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay warqadii ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Somalia ee lagu sheegay in shaqada looga joojiyey raisul Wasaaraha Somalia. Agaasime Ku xigeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay nin talaabada Madaxweynaha la doonayo in lagu carqaladeeyo doorashooyina ka bilowday dalka. \u201cGolaha Wadatashiga Qaran oo uu madaxda u yahay Raisul Wasaare Rooble [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay warqadii ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Somalia ee lagu sheegay in shaqada looga joojiyey raisul Wasaaraha Somalia. Agaasime Ku xigeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay nin talaabada Madaxweynaha la doonayo in lagu carqaladeeyo doorashooyina ka bilowday dalka. \u201cGolaha Wadatashiga Qaran oo uu madaxda u yahay Raisul Wasaare Rooble [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-16T18:10:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/\",\"name\":\"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-16T18:10:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay warqadii ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Somalia ee lagu sheegay in shaqada looga joojiyey raisul Wasaaraha Somalia. Agaasime Ku xigeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay nin talaabada Madaxweynaha la doonayo in lagu carqaladeeyo doorashooyina ka bilowday dalka. \u201cGolaha Wadatashiga Qaran oo uu madaxda u yahay Raisul Wasaare Rooble [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-16T18:10:57+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/","name":"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","datePublished":"2021-09-16T18:10:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-shaqajoojintii-farmaajo-sheegay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo waxba kama jiraan kutilmaantay shaqajoojintii farmaajo sheegay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162943"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162945,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162943\/revisions\/162945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}