{"id":162959,"date":"2021-09-17T11:06:00","date_gmt":"2021-09-17T08:06:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162959"},"modified":"2021-09-17T11:06:00","modified_gmt":"2021-09-17T08:06:00","slug":"midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/","title":{"rendered":"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go&#8217;aankii Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul\u00a0 u Cambaareeyay qoraalkii kasoo baxay xafiiska madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee lagu shaaciyay in la hakiyay awoodahii Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Golaha Midowga Musharaxiinta waxay Warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegeen in qoraalkii uu soo saaray Farmaajo uu ahaa mid abuuraya qalalaase amni iyo xasarad siyaasadeed oo halis galin karta qaranimada Soomaaliya, isla mar ahaantaana qoraalka uu soo saaray cadeyn u yahay in madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday uusan wali ka quusan damaciisa ahaa mudo kororsi.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Warsaxaafadeedka Midowga Musharixiinta soo saareen ay ku sheegeen in madaxweyne Farmaajo uu jebiyay Dastuurka dalka, waxaana ay soo bandhigeen Saddex qodob oo ay ku cadeeynayaan mowqifkooda qoraalkii kasoo baxay Farmaajo iyo kiiska Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Warsaxafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.<\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162961\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-14.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"936\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-14.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-14-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-14-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162962\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-9.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"930\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-9.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-9-213x300.jpeg 213w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-9-298x420.jpeg 298w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul\u00a0 u Cambaareeyay qoraalkii kasoo baxay xafiiska madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee lagu shaaciyay in la hakiyay awoodahii Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Golaha Midowga Musharaxiinta waxay Warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegeen in qoraalkii uu soo saaray Farmaajo uu ahaa mid abuuraya qalalaase amni iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162960,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go&#039;aankii Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go&#039;aankii Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul\u00a0 u Cambaareeyay qoraalkii kasoo baxay xafiiska madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee lagu shaaciyay in la hakiyay awoodahii Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Golaha Midowga Musharaxiinta waxay Warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegeen in qoraalkii uu soo saaray Farmaajo uu ahaa mid abuuraya qalalaase amni iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-17T08:06:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/\",\"name\":\"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go'aankii Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-17T08:06:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go&#8217;aankii Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go'aankii Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go'aankii Farmaajo - Wardoon","og_description":"Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul\u00a0 u Cambaareeyay qoraalkii kasoo baxay xafiiska madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee lagu shaaciyay in la hakiyay awoodahii Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Golaha Midowga Musharaxiinta waxay Warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegeen in qoraalkii uu soo saaray Farmaajo uu ahaa mid abuuraya qalalaase amni iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-17T08:06:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/","name":"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go'aankii Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg","datePublished":"2021-09-17T08:06:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-si-kulul-uga-jawaab-celiyay-goaankii-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga jawaab celiyay go&#8217;aankii Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162959"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162963,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162959\/revisions\/162963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162960"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}