{"id":162964,"date":"2021-09-17T11:09:56","date_gmt":"2021-09-17T08:09:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162964"},"modified":"2021-09-17T11:09:56","modified_gmt":"2021-09-17T08:09:56","slug":"golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162965\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha-300x162.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha-696x376.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida Soomaaliya ee NISA.<\/p>\n<p>Golaha ammaanka aya ashirkaan oo albaabadu u xiran yihiin waxa ay warbixin la xiriirta khilaafka madaxda Soomaalida kaga dhegaysan doonaan wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan sida uu xaqiijiyay afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in James Swan uu ku boogaadiyay madaxweynaha Koofur-Galbeed Cabdicaziiz Laftagaren dadaalka isaga iyo madaxda kale ee mamul goboleedyadu ay ugu jiraan xallinta khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble.<\/p>\n<p>\u201cWadahadal niyadsami ah wuxuu ahmiyadda ugu horreysay siinayaa baahida dhammaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan in Soomaaliya loo oggolaado inay ku sii socoto wadada xassilloonida iyo dib-u habeynta\u201d ayuu yiri afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric.<\/p>\n<p>Kulanka kadib ayaa lafilayaa in xubnuhu ay warbixin ka soo saaraan xaaladda Soomaaliya iyagoona ku lifaaqi doona hanjabaado iyo farriimo ku socda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida Soomaaliya ee NISA. Golaha ammaanka aya ashirkaan oo albaabadu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida Soomaaliya ee NISA. Golaha ammaanka aya ashirkaan oo albaabadu u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-17T08:09:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/\",\"name\":\"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-17T08:09:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg\",\"width\":768,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS - Wardoon","og_description":"Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida Soomaaliya ee NISA. Golaha ammaanka aya ashirkaan oo albaabadu u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-17T08:09:56+00:00","og_image":[{"width":768,"height":415,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/","name":"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg","datePublished":"2021-09-17T08:09:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/golaha.jpeg","width":768,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-kulan-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-khilaafka-madaxda-dfs\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya khilaafka madaxda DFS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162964"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162966,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162964\/revisions\/162966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162965"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}