{"id":162991,"date":"2021-09-18T11:52:31","date_gmt":"2021-09-18T08:52:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162991"},"modified":"2021-09-18T11:52:31","modified_gmt":"2021-09-18T08:52:31","slug":"mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162992\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"295\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg 516w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275-300x172.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay, malaayiin kalena ay u baahan yihiin gargaar bani\u2019aadamnimo.<\/p>\n<p>Amar fulineed cusub oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa u oggolaanaya Washington inay qaaddo tallaabo ciqaab ah oo ka dhan ah xubno ku jira dowladaha Itoobiya iyo Eritrea, Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrayga (TPLF) iyo dowlad-deegaanka Amxaarada haddii ay door ka qaataan sii socoshada colaadda, carqaladeynta gargaarka bani\u2019aadamnimada ama ay geystaan xadgudubyo daran oo xuquuqda aadanaha ah.<\/p>\n<p>Tallaabadan oo cadaadiska ku saareysa dhinacyada dagaallamaya inay yimaadaan miiska wadahadalka, ayaa timid kadib markii Washington ay marar badan ku baaqday in wadahadal lagu dhammeeyo colaadda iyo in gargaar la gaarsiiyo gobolka waqooyi ee Tigray, halkaas oo colaaddu ka bilaabatay.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku hanjabay in maqnaashaha xabad-jooginta iyo in wadahadal lagu dhammeeyo colaadda Itoobiya inay sababi doonto in Mareykanku uu magacaabi doono hoggaamiyeyaal, ururro iyo hay\u2019ado gaar ah, kuwaas oo la saari doono cunaqabateyn cusub.<\/p>\n<p>Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa qortay inwarqad uu ra\u2019isul warsaaraha Itoobiya Abyi Ahmed uu diray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu Mareykanka ku eedeyay inay ku gul-darreysteen inay ka taageeraan halganka ay kula jirto TPLF.<\/p>\n<p>Dowlad-deegaanka Amxaarada ayaa sheegtay inay iyana ka walaacsan tahay in Amxaarada lagu daro amar fulineedka Madaxweynaha Mareykanka, laakiin waxay ballan qaadday inay taageeri doonto baaritaanka Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka iyo Waaxda Maaliyadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay, malaayiin kalena ay u baahan yihiin gargaar bani\u2019aadamnimo. Amar fulineed cusub oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa u oggolaanaya Washington inay qaaddo tallaabo ciqaab ah oo ka dhan ah xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay, malaayiin kalena ay u baahan yihiin gargaar bani\u2019aadamnimo. Amar fulineed cusub oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa u oggolaanaya Washington inay qaaddo tallaabo ciqaab ah oo ka dhan ah xubno [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-18T08:52:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"516\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"295\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/\",\"name\":\"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-18T08:52:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg\",\"width\":516,\"height\":295},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay, malaayiin kalena ay u baahan yihiin gargaar bani\u2019aadamnimo. Amar fulineed cusub oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa u oggolaanaya Washington inay qaaddo tallaabo ciqaab ah oo ka dhan ah xubno [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-18T08:52:31+00:00","og_image":[{"width":516,"height":295,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/","name":"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg","datePublished":"2021-09-18T08:52:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SIPA_AP22417305_000012-e1622211820275.jpeg","width":516,"height":295},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-hanjabaad-culus-u-diray-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162991"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162991\/revisions\/162993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162992"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}