{"id":163001,"date":"2021-09-18T23:31:55","date_gmt":"2021-09-18T20:31:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163001"},"modified":"2021-09-18T23:31:55","modified_gmt":"2021-09-18T20:31:55","slug":"daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163002\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-1536x864.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay xaaladihii u dambeeyey ee siyaasadda dalka, isagoo baaqyo kala duwan u jeediyey Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo hadalkiisa uu walaac badan ka muuqday ayaa sheegay in shacabka iyo maal-gashadayaasha Soomaaliyeed ay niyad-jab weyn ku abuurtay xaaladda siyaasadeed ee maanta dalka ka jirta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa kor soo martay cabsida ah in dalku galo xaalad aan la garaneyn meesha ay ku dhamaan doonto, Hooyo iyo Aabe kasta waxay bilaabeen inay ka fekeraan, mustaqbalkii ay caruurtooda u qorsheeyeen iyo waxa iska bedeli kara, ganacsade kasta hadda waxa uu ka walwalayaa maal-gashigii uu dalkiisa ku sameystay, shaki ayaa ku yimid rajadii wanaagsaneed ee mustaqbalka dalka,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa sheegay in xaaladaan ay abuureen hoggaamiyayaasha qaar oo ka gows adeygay fulinta wixii lagu heshiiyey, gaar ahaan maareynta doorashooyinka dalka, xilligaan kala guurka ah.<\/p>\n<p>Xaaladaas jirta aawgeed waxaan bogaadinayaa odaytinimada, Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo inta badan si ay u turis ku jirto ku wajahay xaaladihii lasoo dhaafay, waxuu u taagnaa meel dhexe oo koox kasta ay u arkeyso qof ku taagan fulinta heshiisyadii la gaaray,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Mar uu la dardaarmayey shacabka Soomaaliyeed waxuu yiri, \u201cGarab istaagga caddaaladda waa waajib diini ah, dastuurina ah, ee aan qeyb ka noqono sidii ay qoyska Ikraan u heli lahaayeen caddaaladda ay xaqa u leeyihiin.\u201d<\/p>\n<p>Fariin uu u diray Taliyeyaasha ciidamada qaranka ayuu Xasan Sheekh ku yiri, \u201cTaliyeyaasha ciidamada waxaa idin saaran mas\u2019uuliyadda amniga dalka, ka digtoonaada ku milmidda siyaasadda oo ku taagnaada mabda\u2019a aad u taagan tihiin oo ah ilaalinta sharafka Soomaaliyeed. Xilliyadaan oo kale waa in aad iska hubisaan tallaabooyinka aad qaadeysaan.\u201d<\/p>\n<p>Madaxda dowlad goboleedyada ayuu tilmaamay inay qaateen kaalin wax ku ool ah oo dalka soo gaarsiisay in ay billaabato doorasho. \u201cWaxaan ugu baaqayaa in ay sii wadaan dadaalkaas ilaa dalku ka baxayo marxaladdan kala guurka ah.\u201d<\/p>\n<p>\u201cFaa\u2019iidooyinka uu federaalku leeyahay waxaa ka mid ah in waxa Villa Somalia ka dhacaya aysan saameyn badan ku yeelan Jowhar, Garowe,Baydhaba, Dhuusamareeb iyo Kismaayo, nidaamkaan waxa uu naga badbaadiyey in hal meel uu dalkeenu ka burburo\u201d ayuu yiri Madaxweynihii hore Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>\u201cMudane Farmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta, caqliga saliimka ah ma aqbali karo taas, shalay waxaad ceyrisay ra\u2019iisul wasaarihii hore markii doorasho laga hadlay, taasi waxay muujineysaa in wax doorasho la yiraahdo aysan qorshaha kuugu jirin,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Xasan Sheekh ayaa Farmaajo kula taliyey in isaga iyo saaxiibadiis aysan Soomaaliya uga darin, hadii aysan dalkaan ka fikireyna ay ugu yaraan mustaqbalkooda ka fikiraan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHassanSheikhMomahud%2Fvideos%2F597886678324622%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay xaaladihii u dambeeyey ee siyaasadda dalka, isagoo baaqyo kala duwan u jeediyey Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh oo hadalkiisa uu walaac badan ka muuqday ayaa sheegay in shacabka iyo maal-gashadayaasha Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay xaaladihii u dambeeyey ee siyaasadda dalka, isagoo baaqyo kala duwan u jeediyey Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh oo hadalkiisa uu walaac badan ka muuqday ayaa sheegay in shacabka iyo maal-gashadayaasha Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-18T20:31:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png\",\"datePublished\":\"2021-09-18T20:31:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka hadlay xaaladihii u dambeeyey ee siyaasadda dalka, isagoo baaqyo kala duwan u jeediyey Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh oo hadalkiisa uu walaac badan ka muuqday ayaa sheegay in shacabka iyo maal-gashadayaasha Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-18T20:31:55+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/","name":"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png","datePublished":"2021-09-18T20:31:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xasan-Sheekh-1.png","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-hanoo-sheegin-raiisul-wasaaihii-aad-ku-wareejisay-amiga-dalka-waan-kala-noqday-maanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cFarmaajo hanoo sheegin ra\u2019iisul wasaaihii aad ku wareejisay amiga dalka waan kala noqday maanta\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163001"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163003,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163001\/revisions\/163003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163002"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}