{"id":163007,"date":"2021-09-19T13:17:13","date_gmt":"2021-09-19T10:17:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163007"},"modified":"2021-09-19T13:17:13","modified_gmt":"2021-09-19T10:17:13","slug":"xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Soomaaliya ayaa beenisay warqad saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada oo lagu sheegay in ay kasoo baxday xafiiska Rai;sul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Warqadan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ka codsaday bangiga dhaxe in lagu soo wareejiyo lacag ka badan 9-Milyan Dollar oo ka timid Imaaraadka kuna jirta khasnada dowlada.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimoo ayaa been abuur ku tilmaamay warqadan lagu faafiyay baraha bulshada, waxa uuna sheegay in warqadan tahay mid lagu jahwareerimnayo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201dWarqad been abuur ah oo Baraha Bulshada la wareejinayo taas oo la doonayo in Shacabka sharafta badan lagu jahawareeriyo si ula kac ah. Haku kadsoomin waa waxba kama jiraan. Beeni raad maleh.\u201d ayuu yiri Macalimii.<\/p>\n<p>Warqadan been abuurka ah ayaa la sheegay in si gaar ah baraha bulshada ugu faafinayeen qaar kamid ah taageerayaasha jidbeesan ee Madaxweyne Farmaajo kuwaa oo maalmahan ku mashquulsanaa fidinta dacaayado ka dhan ah Ra\u2019isul Wasaare Rooble.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163008\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg\" alt=\"\" width=\"606\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg 606w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake-189x300.jpeg 189w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake-265x420.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Soomaaliya ayaa beenisay warqad saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada oo lagu sheegay in ay kasoo baxday xafiiska Rai;sul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Warqadan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ka codsaday bangiga dhaxe in lagu soo wareejiyo lacag ka badan 9-Milyan Dollar oo ka timid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163008,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Soomaaliya ayaa beenisay warqad saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada oo lagu sheegay in ay kasoo baxday xafiiska Rai;sul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Warqadan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ka codsaday bangiga dhaxe in lagu soo wareejiyo lacag ka badan 9-Milyan Dollar oo ka timid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-19T10:17:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"606\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/\",\"name\":\"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-19T10:17:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg\",\"width\":606,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada - Wardoon","og_description":"Xukuumada Soomaaliya ayaa beenisay warqad saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada oo lagu sheegay in ay kasoo baxday xafiiska Rai;sul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Warqadan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ka codsaday bangiga dhaxe in lagu soo wareejiyo lacag ka badan 9-Milyan Dollar oo ka timid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-19T10:17:13+00:00","og_image":[{"width":606,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/","name":"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg","datePublished":"2021-09-19T10:17:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fake.jpeg","width":606,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-faafiyay-baraha-bulshada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xukuumada Soomaaliya oo beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163007"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163009,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163007\/revisions\/163009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163008"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}