{"id":163027,"date":"2021-09-20T11:06:22","date_gmt":"2021-09-20T08:06:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163027"},"modified":"2021-09-20T11:06:22","modified_gmt":"2021-09-20T08:06:22","slug":"proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/","title":{"rendered":"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163028\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo la sheegay in la afduubtay horraantii bishan ayaa la siidaayay, sida uu sheegay Haki Africa, oo ah urur u dooda xuquuqda aadanaha oo qaabilsanaa daba galka kiiskiisa.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo kasoo baxay ururkan ayaa lagu sheegay in Cabdiwahaab uu hadda la joogo qoyskiisa. Faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan afduubka aqoonyahanka lama bixin, iyadoo Haki Africa ay xaqiijisay in qoyskiisu ay warbaahinta kala hadli doonaan kiiska afduubka aqoonyahanka.<\/p>\n<p>Warka waxaa sidoo kale xaqiijiyay Faarax Macallin, guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya, kaas horey uga codsaday Madaxweyne Uhuru Kenyatta inuu amro sii deynta Cabdiwahaab.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya weli kama hadlin kiiskan tan iyo siddeedii bishaan oo ahayd waqtigii Proff, Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamed laga qafaashay bartamaha magaalada Nairobi, isagoo afduubkiisana ay ka dambeeyeen ciidamada booliiska Kenya.<\/p>\n<p>Maqnaashaha agaasimaha fulinta ee Machadka Daraasaadka Istaraatijiyadda Geeska Afrika, ayaa buuq ka abuuray dalka Kenya, iyadoo qoyskiisu ay ku eedeeyeen inuu lug ku leeyahay xarrigiisa Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo la sheegay in la afduubtay horraantii bishan ayaa la siidaayay, sida uu sheegay Haki Africa, oo ah urur u dooda xuquuqda aadanaha oo qaabilsanaa daba galka kiiskiisa. Qoraal kooban oo kasoo baxay ururkan ayaa lagu sheegay in Cabdiwahaab uu hadda la joogo qoyskiisa. Faahfaahin dheeri ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo la sheegay in la afduubtay horraantii bishan ayaa la siidaayay, sida uu sheegay Haki Africa, oo ah urur u dooda xuquuqda aadanaha oo qaabilsanaa daba galka kiiskiisa. Qoraal kooban oo kasoo baxay ururkan ayaa lagu sheegay in Cabdiwahaab uu hadda la joogo qoyskiisa. Faahfaahin dheeri ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-20T08:06:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/\",\"name\":\"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-20T08:06:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay - Wardoon","og_description":"Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo la sheegay in la afduubtay horraantii bishan ayaa la siidaayay, sida uu sheegay Haki Africa, oo ah urur u dooda xuquuqda aadanaha oo qaabilsanaa daba galka kiiskiisa. Qoraal kooban oo kasoo baxay ururkan ayaa lagu sheegay in Cabdiwahaab uu hadda la joogo qoyskiisa. Faahfaahin dheeri ah oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-20T08:06:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/","name":"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg","datePublished":"2021-09-20T08:06:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/prof.jpeg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/proff-cabdiwahaab-sheikh-cabdisamad-oo-lasii-daayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Proff. Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo lasii daayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163027"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163029,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163027\/revisions\/163029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163028"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}