{"id":163064,"date":"2021-09-20T16:10:19","date_gmt":"2021-09-20T13:10:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163064"},"modified":"2021-09-20T16:10:56","modified_gmt":"2021-09-20T13:10:56","slug":"waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163065\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan.<\/p>\n<p>Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay farxad u tahay in lagusoo wargaliyo xukunka goorta uu dhacayo.<\/p>\n<p>\u201cAlxamdulillaah, Waxaa farxad ii ah in aan Ummadda Soomaaliyeed la wadaago in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ay xukunka dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya soo saari doonto 12ka Oktober, 2021,\u201d ayuu yiri Mahdi Guled.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cusmaan Dubbe, ayaa isna yiri, &#8221; 3 todobaad kaddib Maxkamadda Caddalaadda Adduunku waxay ku dhawaaqi doontaa go\u2019aankii la\u2019 wada sugayey ee kiiska Badda Soomaaliya. Indhaheena iyo dhegeheenuba waxay eegayaan waddanka Holland iyo 12ka October.&#8221;<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa rajo weyn ka qabta in ay ku guulaysan doonto dacwadda maxkamadda ICJ, waxayna u aragtaa qeyb kamid ah qaranimada Soomaaliyeed oo dib loosoo celiyay.<\/p>\n<p>Bishii march ee Sannadkan maxkamadda ayaa soo gabagabaysay dhegaysiga dacwadda, inkastoo ay dowladda Kenya ay ka biyo diiday in ay ka qeyb gasho dacwadda badda.<\/p>\n<p>Dacwadda badda ayaa soo bilaabatay sannadkii 2014 xilligii madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. Tan iyo xilligaas maxkamadda ayaa dib u dhigaysay in dacwadda la qaado.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan. Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay farxad u tahay in lagusoo wargaliyo xukunka goorta uu dhacayo. \u201cAlxamdulillaah, Waxaa farxad ii ah in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan. Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay farxad u tahay in lagusoo wargaliyo xukunka goorta uu dhacayo. \u201cAlxamdulillaah, Waxaa farxad ii ah in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-20T13:10:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-20T13:10:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"403\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-20T13:10:19+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-20T13:10:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg\",\"width\":660,\"height\":403},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan. Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay farxad u tahay in lagusoo wargaliyo xukunka goorta uu dhacayo. \u201cAlxamdulillaah, Waxaa farxad ii ah in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-20T13:10:19+00:00","article_modified_time":"2021-09-20T13:10:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":403,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/","name":"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg","datePublished":"2021-09-20T13:10:19+00:00","dateModified":"2021-09-20T13:10:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/icg.jpeg","width":660,"height":403},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waqtiga-lagu-dhawaaqayo-xukunka-dacwadda-badda-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waqtiga lagu dhawaaqayo xukunka dacwadda Badda oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163064"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163066,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163064\/revisions\/163066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163065"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}