{"id":163076,"date":"2021-09-20T17:54:28","date_gmt":"2021-09-20T14:54:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163076"},"modified":"2021-09-20T17:54:28","modified_gmt":"2021-09-20T14:54:28","slug":"daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163077\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png\" alt=\"\" width=\"1296\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png 1296w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-300x187.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-1024x637.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-768x478.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-356x220.png 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-696x433.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-1068x664.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1-675x420.png 675w\" sizes=\"(max-width: 1296px) 100vw, 1296px\" \/><\/p>\n<p>Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa mar kale ka hadashay kiiska gabadheeda la la\u2019ayahay ayada oo farriin u dirtay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Qaali Maxamed Guhaad oo maanta oo Isniin ah ka qeyb gashay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo inuu kasoo saaro meesha uu ku ogyahay gabadeeda.<\/p>\n<p>Hooyo Qaali ayaa Farmaajo ugu baaqday inuusan siyaasadeyn kiiska Gabadheeda Ikraan, waxayna ku eedeysay inuu hor taagan yahay in cadaaladda la hor keeno dadka ka dambeeyey afduubka iyo dilka loo maleenayo in loo geystay Ikraan.<\/p>\n<p>\u201cMaxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaan leeyahay arrinta gabadheyda ha siyaasadeyn. Gabadheyda maanta hadaad hayso berri ma haysaneysid. Waxaan leeyahay maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda iiga soo saar meesha ay ku jirto oo aad og-tahay,\u201d ayay hadalkeeda kusii dartey hooyo Qaali.<\/p>\n<p>Hooyo Qaali ayaa hey\u2019adaha cadaaladda ugu baaqday inay sii dhaqaajiyaan gal-dacwadeedka loo gudbiyey isla markaasna ay ka shaqeeyaan sidii si deg deg ah loogu heli lahaa jawaab ku dhisan cadaalad.<\/p>\n<p>Ku dhowaad saddex bilood ayay maqan tahay Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd hay\u2019adda sirdoonka Soomaaliya isla markaana ka haysay jago ah madaxa ammaanka internet-ka.<\/p>\n<p>Hadalka hooyada dhashay Ikraan Tahliil ayaa kusoo aadayo xilli uu meel xasaasi ah marayo khilaafka ka dhashay kiiskaan oo u dhaxeeyo madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019isuwlasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeysanayo in kiiska Ikraan Tahliil loo daayo hey\u2019adaha cadaaladda halka madaxweyne Farmaajo uu difaacayo saaxiibkiis Fahad Yaasiin oo kamid ah eedeysanayaasha kiiska Ikraan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F567453901365007%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa mar kale ka hadashay kiiska gabadheeda la la\u2019ayahay ayada oo farriin u dirtay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qaali Maxamed Guhaad oo maanta oo Isniin ah ka qeyb gashay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo inuu kasoo saaro meesha uu ku ogyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa mar kale ka hadashay kiiska gabadheeda la la\u2019ayahay ayada oo farriin u dirtay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qaali Maxamed Guhaad oo maanta oo Isniin ah ka qeyb gashay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo inuu kasoo saaro meesha uu ku ogyahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-20T14:54:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1296\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"806\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png\",\"datePublished\":\"2021-09-20T14:54:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png\",\"width\":1296,\"height\":806},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda - Wardoon","og_description":"Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa mar kale ka hadashay kiiska gabadheeda la la\u2019ayahay ayada oo farriin u dirtay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qaali Maxamed Guhaad oo maanta oo Isniin ah ka qeyb gashay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo inuu kasoo saaro meesha uu ku ogyahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-20T14:54:28+00:00","og_image":[{"width":1296,"height":806,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/","name":"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png","datePublished":"2021-09-20T14:54:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1.png","width":1296,"height":806},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maalinta-qiyaamo-waa-lagu-suaalayaa-adiga-oo-taagyar-gabadheyda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maalinta qiyaamo waa lagu su\u2019aalayaa adiga oo taagyar gabadheyda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163076"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163078,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163076\/revisions\/163078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}