{"id":163109,"date":"2021-09-22T11:21:48","date_gmt":"2021-09-22T08:21:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163109"},"modified":"2021-09-22T11:21:48","modified_gmt":"2021-09-22T08:21:48","slug":"daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163110\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay in la qaban karo banaanbax lagu dalbanayo iney cadaalad hesho Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Banaanbaxan ayaa waxaa dalbaday qoyska Ikraan Tahliil oo maanta wasiirku kula kulmay xafiiskiisa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in qof wasiirnimadiisa lagu muransan yahay uusan awood u laheyn inuu fasax ceynkaas ah bixiyo.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa Idaacadaha ka hadlay nin kursigiisa lagu muransan yahay C\/llaahi Maxamed Nuur oo ah nin aan saaxiibo nahay oo toban sano ka shaqeyn jiray xafiiskeyga, kaasoo sheegay inuu bixiyey ogolaansho banaanbax, arintaas waxaan oran karnaa waa mas\u2019uuliyad daro ah, waa arrin qar iska-tuurnimo ah, waxay aheyd inuu sugo inta a xalaaleynayo\u201d ayuu yiri Cali Yare.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in laamaha amaanka gobolka Banaadir aysan aqoonsaneyn, lana shaqeyn doonin nin aan ku imaanin sharciyada dowladnimadu ku dhisan tahay sida uu yiri.<\/p>\n<p>Cali Yare ayaa xusay in dadku isku soo baxaan, fekerkoodana cabiraan ay tahay arrin dastuuri ah, balse ay jiraan tilmaamo iyo habraacyo ay tahay in loo soo maro.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sacApOnYqPo\" width=\"804\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay in la qaban karo banaanbax lagu dalbanayo iney cadaalad hesho Ikraan Tahliil. Banaanbaxan ayaa waxaa dalbaday qoyska Ikraan Tahliil oo maanta wasiirku kula kulmay xafiiskiisa magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163110,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay in la qaban karo banaanbax lagu dalbanayo iney cadaalad hesho Ikraan Tahliil. Banaanbaxan ayaa waxaa dalbaday qoyska Ikraan Tahliil oo maanta wasiirku kula kulmay xafiiskiisa magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-22T08:21:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png\",\"datePublished\":\"2021-09-22T08:21:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay in la qaban karo banaanbax lagu dalbanayo iney cadaalad hesho Ikraan Tahliil. Banaanbaxan ayaa waxaa dalbaday qoyska Ikraan Tahliil oo maanta wasiirku kula kulmay xafiiskiisa magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-22T08:21:48+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/","name":"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png","datePublished":"2021-09-22T08:21:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cali.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-yare-cali-oo-diiday-amar-ka-soo-baxay-wasiirka-amniga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cali Yare Cali oo diiday amar ka soo baxay Wasiirka amniga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163109"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163109"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163111,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163109\/revisions\/163111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163110"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}