{"id":163117,"date":"2021-09-23T12:00:39","date_gmt":"2021-09-23T09:00:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163117"},"modified":"2021-09-23T12:14:50","modified_gmt":"2021-09-23T09:14:50","slug":"ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163118\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"633\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin-300x176.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin-1024x600.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin-768x450.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin-696x408.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin-1068x626.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin-717x420.jpeg 717w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Maanta oo Isniin ah ayaa maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Nin oo ahaa Ajaanib laguna helay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo\u00a0 Maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan.<\/p>\n<p>Labada Nin oo Magacyadooda lagu kala sheegay Darren Anthony Byrness oo u dhashay dalka Ingiriiska iyo Axmed Mustaqiim Bin Cabdal Xamiid oo u dhashay dalka Maleysia ayaa Maxkamadda Ciidamada ku heshay inay muddo la Shaqeeynayeen Ururka Al-Shabaab\u00a0 ee ka howlgalla Soomaaliya, isla markaana Soomaaliya ay soo kala galeen sanadihii 2009 iyo 2010.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_23 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Maxkamadda Ciidamada ayaa sheegtay in Darren Anthony Byrness uu la soo Shaqeeyay madax badan oo ka tirsan Al-Shabaab, sidoo kale uu kamid ahaa rag qorsheeyay inay weerar ka fuliyaan dalka faransiiska, sidoo kalena uu ka qeyb qaatay dagaalo ka dhacay gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhinaca\u00a0 kale Maxkamadda Ciidamada ayaa sheegtay in Axmed Mustaqiim Bin Cabdal Xamiid oo u dhashay dalka Maleysia Al-Shabaab dhexdiisana looga yaqaano Al-Ansaar uu sanadkii 2009-kii uu ku biiray Al-Shabaab, isla markaana uu ka qeyb qaatay dagaalkii Gobolka Galgaduud Al-Shabaab kula galeen Ahlusunna Wal-Jamaaca.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maxkamadda Ciidamada ayaa sheegtay in Darren Anthony Byrness &amp; Axmed Mustaqiim Bin Cabdal Xamiid ay isaga tageen Al-Shabaab, iyaga oo doonayay inay ku biiraan kooxda Daacish, balse safar ay dhinaca badda ah oo ay ku tageen dalka Yemen laga soo celiyay, ugu dambeyna 18-kii Apriil ee sanadkii 2019-kii ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Puntland oo kusoo wareejiyay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay in Darren Anthony Byrness &amp; Axmed Mustaqiim Bin Cabdal Xamiid lagu xukumay min 15 sano oo Xabsi ciidan ah, isla markaana ay heystaan muddo 30 Cisho ah oo ay racfaan ka qaadan karaan xukunka.<\/p>\n<p>Dhawaan dowladda Maleysia ayaa shaacisay inay la socoto xariga Axmed Mustaqiim Bin Cabdal Xamiid oo lagu helay in uu la Shaqeeynayay Al-Shabaab, isla markaana ay raadinayaan in uu helo xukun cadaalad ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/69gQ5lp5RiM\" width=\"804\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Isniin ah ayaa maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Nin oo ahaa Ajaanib laguna helay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo\u00a0 Maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan. Labada Nin oo Magacyadooda lagu kala sheegay Darren Anthony Byrness oo u dhashay dalka Ingiriiska iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo Isniin ah ayaa maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Nin oo ahaa Ajaanib laguna helay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo\u00a0 Maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan. Labada Nin oo Magacyadooda lagu kala sheegay Darren Anthony Byrness oo u dhashay dalka Ingiriiska iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-23T09:00:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-23T09:14:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"633\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\",\"name\":\"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-23T09:00:39+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-23T09:14:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":633},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon","og_description":"Maanta oo Isniin ah ayaa maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Nin oo ahaa Ajaanib laguna helay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo\u00a0 Maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan. Labada Nin oo Magacyadooda lagu kala sheegay Darren Anthony Byrness oo u dhashay dalka Ingiriiska iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-23T09:00:39+00:00","article_modified_time":"2021-09-23T09:14:50+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":633,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","name":"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg","datePublished":"2021-09-23T09:00:39+00:00","dateModified":"2021-09-23T09:14:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/labada-nin.jpeg","width":1080,"height":633},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163117"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163117"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163121,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163117\/revisions\/163121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163118"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}