{"id":163122,"date":"2021-09-23T13:34:24","date_gmt":"2021-09-23T10:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163122"},"modified":"2021-09-23T13:34:24","modified_gmt":"2021-09-23T10:34:24","slug":"wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/","title":{"rendered":"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163123\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo katirsan Puntland ayaa maanta is hor istaag ku sameeyya in wasiirka qorshaynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan soo dhowayn loogu sameeyo magaalada Garowe, oo uu kasoo dagay.<\/p>\n<p>Wasiirka qorshaynta oo ah musharrax xildhibaan aqalka hoose ah ayaa loo diiday in ay garoonka ugu tagaan dad shacab ah oo loogu diyaariyay in ay ka qaataan soo dhowayntiisa.<\/p>\n<p>Wararka aan helayno waxay sheegayaan in ciidamo katirsan madaxtooyada Puntland la geeyay garoonka diyaaradaha Garowe, si ay u xakameeyaan dhaqdhaqaaqa wasiirka qorshaynta oo ku wajahan magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag, halkaas oo ah deegaan doorashadiisa.<\/p>\n<p>Wasiir Jamaal ayaa kamid ah saaxiibada dhow ee madaxweyne Farmaajo, waxayna aad isku hayaan madaxweyne Deni oo uu dhawaan ku eedeeyay inuu faro galin ku hayo doorashada aqalka hoose.<\/p>\n<p>Jamaal waxaa uu loolan adag u gali doonaa sidii uu kursigiisa xildhibaanimo u difaacan lahaa, isagoo maanka ku haya in kursigiisa uu kamid yahay kuraasta tartanka adag loo gali doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan Puntland ayaa maanta is hor istaag ku sameeyya in wasiirka qorshaynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan soo dhowayn loogu sameeyo magaalada Garowe, oo uu kasoo dagay. Wasiirka qorshaynta oo ah musharrax xildhibaan aqalka hoose ah ayaa loo diiday in ay garoonka ugu tagaan dad shacab ah oo loogu diyaariyay in ay ka qaataan soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo katirsan Puntland ayaa maanta is hor istaag ku sameeyya in wasiirka qorshaynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan soo dhowayn loogu sameeyo magaalada Garowe, oo uu kasoo dagay. Wasiirka qorshaynta oo ah musharrax xildhibaan aqalka hoose ah ayaa loo diiday in ay garoonka ugu tagaan dad shacab ah oo loogu diyaariyay in ay ka qaataan soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-23T10:34:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/\",\"name\":\"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-23T10:34:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo - Wardoon","og_description":"Ciidamo katirsan Puntland ayaa maanta is hor istaag ku sameeyya in wasiirka qorshaynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan soo dhowayn loogu sameeyo magaalada Garowe, oo uu kasoo dagay. Wasiirka qorshaynta oo ah musharrax xildhibaan aqalka hoose ah ayaa loo diiday in ay garoonka ugu tagaan dad shacab ah oo loogu diyaariyay in ay ka qaataan soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-23T10:34:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/","name":"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg","datePublished":"2021-09-23T10:34:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-loo-diidey-in-garowe-lagu-soo-dhoweeyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Jamaal oo loo diidey in Garowe lagu soo dhoweeyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163122"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163124,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163122\/revisions\/163124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163123"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}