{"id":163128,"date":"2021-09-24T11:17:14","date_gmt":"2021-09-24T08:17:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163128"},"modified":"2021-09-24T11:17:14","modified_gmt":"2021-09-24T08:17:14","slug":"wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/","title":{"rendered":"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163129\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"407\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka qorshaysanta Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan aqalka hoose Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inuu guul daaystay qorshe la isku dayay in looga hor istaago deegaan doorashadiisa.<\/p>\n<p>Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Dhahar, ayaa arrintaas ku eedeeyay koox qowlasato siyaasadeed oo ku sugan Garowe. Balse wuxuu meesha ka saaray in arrimo qabiil loo fasiro waxa dhacay.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha aad maqlaysaan ee dhacaya, wax qabiil ma ahan, wax reereed ma ahan, waa wax shakhsiyaad iyo siyaasiyiin iyo dad qowlaysato ah wataan. Nabadiina ilaashada, deriskiina si nabad ah ula noolaada,\u2019 ayuu yiri wasiir Jamaal.<\/p>\n<p>Jamaal ayaa sheegay in maanta oo jimco uu degmada Dhahar oo ah deegaan doorashadiisa ku qabanayo shir wadashi ah oo uu sheegay in looga arrinsanayo xannibaadii shalay Puntland ku sameysay safarkiisii.<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaatee. Wasiirka qorshaynta ayaa safarkiisa uu ku yimid Puntland wuxuu qeyb ka yahay ololihiisa xildhibaanimo. Wuxuuna kamid yahay siyaasiyiinta ay aadka isku hayaan madaxweyne Deni.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fjilLY96IXY\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka qorshaysanta Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan aqalka hoose Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inuu guul daaystay qorshe la isku dayay in looga hor istaago deegaan doorashadiisa. Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Dhahar, ayaa arrintaas ku eedeeyay koox qowlasato siyaasadeed oo ku sugan Garowe. Balse wuxuu meesha ka saaray in arrimo qabiil loo fasiro waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka qorshaysanta Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan aqalka hoose Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inuu guul daaystay qorshe la isku dayay in looga hor istaago deegaan doorashadiisa. Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Dhahar, ayaa arrintaas ku eedeeyay koox qowlasato siyaasadeed oo ku sugan Garowe. Balse wuxuu meesha ka saaray in arrimo qabiil loo fasiro waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-24T08:17:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"407\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/\",\"name\":\"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-24T08:17:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":407},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland - Wardoon","og_description":"Wasiirka qorshaysanta Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan aqalka hoose Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inuu guul daaystay qorshe la isku dayay in looga hor istaago deegaan doorashadiisa. Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Dhahar, ayaa arrintaas ku eedeeyay koox qowlasato siyaasadeed oo ku sugan Garowe. Balse wuxuu meesha ka saaray in arrimo qabiil loo fasiro waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-24T08:17:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":407,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/","name":"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","datePublished":"2021-09-24T08:17:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","width":660,"height":407},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-oo-qowlaysto-kutilmaamay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Jamaal oo qowlaysto kutilmaamay Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163128"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163130,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163128\/revisions\/163130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163129"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}