{"id":163131,"date":"2021-09-24T11:25:48","date_gmt":"2021-09-24T08:25:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163131"},"modified":"2021-09-24T11:25:48","modified_gmt":"2021-09-24T08:25:48","slug":"galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/","title":{"rendered":"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo &#038; Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163082\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii madaxweynaha Galmudug uu maalmihi la soo dhaafay ka dhex waday madaxda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble oo khilaaf weyni uu soo kala dhexgalay.<\/p>\n<p>\u201cSidaad lawada socoteen Madaxweyne dowlada Galmudug Ahmed Abdi Kariye (Qoorqoor) oo maalmahan ah ku howlanaa xalinta khilaafka ka dhashay kiiskii Ikraan Tahliil, oo sababay muran aad u balaaran, oo u dhaxeeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Raisal wasaare Rooble. Dadaal badan oo uu bixiyay Madaxweynaha Galmudug oo marxalado badan soo maray iyadoo xiliyada qaar ay shirarku qaadanayeen ku dhawaad 18 saac, ayaa gunaanadkii wuxuu caawa kusoo dhamaaday fashil, iyadoo Rw Rooble garabkiisa ay muujiyeen biseyl badan halka dhinaca kalena lagala kulmay caqabad aad u waaweyn oo soo dadajisay inuu wada hadaladii socday caawa ay istaagaan\u201d ayuu ku yiri qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook wasiiru dowlaha madaxtooyada Galmudug Cumar Shido.<\/p>\n<p>Xubno ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicaziiz Laftagreen iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ayaa maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa sidii loo dhammeyn lahaa khilaafka Farmaajo iyo Rooble.<\/p>\n<p>Mareykanka, Midowga Yurub iyo Qaamada Midoobay ayaa iyaguna si kala gooni-gooni ah madaxda dowladda ugu soo jeediyay inay xalliyaan xilaafka, loonaa soo jeedso \u2018geeddi socodka doorashada.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/Omar-shido-111506313629856\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii madaxweynaha Galmudug uu maalmihi la soo dhaafay ka dhex waday madaxda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble oo khilaaf weyni uu soo kala dhexgalay. \u201cSidaad lawada socoteen Madaxweyne dowlada Galmudug Ahmed Abdi Kariye (Qoorqoor) oo maalmahan ah ku howlanaa xalinta khilaafka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo &amp; Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo &amp; Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii madaxweynaha Galmudug uu maalmihi la soo dhaafay ka dhex waday madaxda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble oo khilaaf weyni uu soo kala dhexgalay. \u201cSidaad lawada socoteen Madaxweyne dowlada Galmudug Ahmed Abdi Kariye (Qoorqoor) oo maalmahan ah ku howlanaa xalinta khilaafka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-24T08:25:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/\",\"name\":\"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo & Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-24T08:25:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo &#038; Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo & Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo & Rooble - Wardoon","og_description":"Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii madaxweynaha Galmudug uu maalmihi la soo dhaafay ka dhex waday madaxda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Rooble oo khilaaf weyni uu soo kala dhexgalay. \u201cSidaad lawada socoteen Madaxweyne dowlada Galmudug Ahmed Abdi Kariye (Qoorqoor) oo maalmahan ah ku howlanaa xalinta khilaafka ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-24T08:25:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/","name":"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo & Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg","datePublished":"2021-09-24T08:25:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Rooble-4.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shaacisay-iney-fashilantay-waanwaantii-laga-dhex-waday-farmaajo-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo shaacisay iney fashilantay waanwaantii laga dhex waday Farmaajo &#038; Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163131"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163132,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163131\/revisions\/163132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163082"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}