{"id":163139,"date":"2021-09-24T23:40:43","date_gmt":"2021-09-24T20:40:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163139"},"modified":"2021-09-24T23:41:41","modified_gmt":"2021-09-24T20:41:41","slug":"163139","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Galmudug ayaa sheegtay inay faraha ka laabatay dhexdhexaadinta ay ka dhex waday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble, kadib markii dhex-dhexaadintoodii waxba ka socon waayeen.<br \/>\nWasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa sheegay in la waayay habo yaraatee wax iskusoo dhawaansho ah, ayna madaxdu isku tanaasuli waayeen si walba oo la isugu dayay.<\/p>\n<p>\u201cHowl ciddii la rabay in ay qaboojiso ay shidayso, si loogu sii dhex jiro oo loo dhex dhexaadiyo way adkaatay,\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta Galmudug, oo la hadlayay BBC Somali.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ka gaabsaday inuu tilmaamo darafka uu shirka ka socon waayay ee masuulka ahaa inuu shirku fashilmo, wuxuuna ku gaabsaday in ay cid waliba ogtahay cidda wax ka socon waayeen.<\/p>\n<p>\u2018Annagu juhdigii iyo waqtigii aan galinay in la heshiiyo way socon waayeen, mar haddii la heshiin waayay oo wixii aan hoggaaminaynay ay burbureen, waxaan caddeynaynaa in aan bannaanka ka taagannahay, \u201cayuu yiri wasiir Falagle.<\/p>\n<p>Maamulka Koonfur galbeed ayaa sidaas oo kale horay faraha ugala baxay, kaddib markii ay socon waayeen dhex-dhexaadintii ay todobaadkii hore wadeen Lafta gareen iyo Qoorqoor.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/stzOHUunoyI\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galmudug ayaa sheegtay inay faraha ka laabatay dhexdhexaadinta ay ka dhex waday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble, kadib markii dhex-dhexaadintoodii waxba ka socon waayeen. Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa sheegay in la waayay habo yaraatee wax iskusoo dhawaansho ah, ayna madaxdu isku tanaasuli waayeen si walba oo la isugu dayay. \u201cHowl ciddii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Galmudug ayaa sheegtay inay faraha ka laabatay dhexdhexaadinta ay ka dhex waday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble, kadib markii dhex-dhexaadintoodii waxba ka socon waayeen. Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa sheegay in la waayay habo yaraatee wax iskusoo dhawaansho ah, ayna madaxdu isku tanaasuli waayeen si walba oo la isugu dayay. \u201cHowl ciddii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-24T20:40:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-24T20:41:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/\",\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-24T20:40:43+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-24T20:41:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","og_description":"Galmudug ayaa sheegtay inay faraha ka laabatay dhexdhexaadinta ay ka dhex waday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble, kadib markii dhex-dhexaadintoodii waxba ka socon waayeen. Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa sheegay in la waayay habo yaraatee wax iskusoo dhawaansho ah, ayna madaxdu isku tanaasuli waayeen si walba oo la isugu dayay. \u201cHowl ciddii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-24T20:40:43+00:00","article_modified_time":"2021-09-24T20:41:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/","name":"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg","datePublished":"2021-09-24T20:40:43+00:00","dateModified":"2021-09-24T20:41:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gal.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/163139\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Galmudug oo sheegtay inay faraha kala baxday waan waantii Farmaajo iyo Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163139"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163142,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163139\/revisions\/163142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}