{"id":163146,"date":"2021-09-25T12:07:31","date_gmt":"2021-09-25T09:07:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163146"},"modified":"2021-09-25T12:07:31","modified_gmt":"2021-09-25T09:07:31","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163147\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n<p>Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya qaraxa ayaa sheegaya inuu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ku qarxay Isgoyska Ceelgaabta, gaar ahaan barkoontarool oo laga ilaaliyo wadada gasha madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas farabadan oo la sheegay iney fureen ciidamada Booliiska Soomaaliya, hayeeshee wali lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan Ismiidaaminta ahaa.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa xiray goobta uu qaraxa ka dhacay iyo agagaarkeeda, waxaana sidoo kale la arkayaa gaadiidka gurmadka deg dega ah oo goobta kusii qulqulaya si ay gurmad ugu sameeyaan dadka ku waxyeeloobay qaraxa goordhaw dhacay.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa goordhaw isna xaqiijiyay in qaraxa dhacay uu ahaa mid Ismiidaamin ah, islamarkaana loo adeegaaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh walow uusan sheegin tirada ku waxyeeloowday qaraxa Ismiidaaminta ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163148\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qarax.png\" alt=\"\" width=\"753\" height=\"528\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qarax.png 753w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qarax-300x210.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qarax-100x70.png 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qarax-696x488.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qarax-599x420.png 599w\" sizes=\"(max-width: 753px) 100vw, 753px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163149\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-2-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-2-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-2-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-1.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-1-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-1-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/qar-1-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir. Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya qaraxa ayaa sheegaya inuu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ku qarxay Isgoyska Ceelgaabta, gaar ahaan barkoontarool oo laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir. Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya qaraxa ayaa sheegaya inuu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ku qarxay Isgoyska Ceelgaabta, gaar ahaan barkoontarool oo laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-25T09:07:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-25T09:07:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg\",\"width\":648,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir. Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya qaraxa ayaa sheegaya inuu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ku qarxay Isgoyska Ceelgaabta, gaar ahaan barkoontarool oo laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-25T09:07:31+00:00","og_image":[{"width":648,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","name":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg","datePublished":"2021-09-25T09:07:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021925637681410904874124.jpeg","width":648,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163146"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163151,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163146\/revisions\/163151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163147"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}