{"id":163154,"date":"2021-09-25T15:27:13","date_gmt":"2021-09-25T12:27:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163154"},"modified":"2021-09-25T15:27:13","modified_gmt":"2021-09-25T12:27:13","slug":"urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163155\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"230\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp 408w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.<\/p>\n<p>Ururkan waxay maxkamadda u gudbiyeen afar kiis oo kala ah, kiiska Ikraan Tahliil Faarax, Dadkii lagu laayay Baydhabo sannadkii 2018 xilligii doorashadii madaxweyne Lafta gareen, cuno-qabatayntii duulimaadyada Kismaayo iyo dhallinyaradii Eritrea tababarka loogu qaaday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ururkaasi Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax, ayaa sheegay in maxkamadda ICC ay ka qabatay dacwadda, balse wuxuu sheegay ka dooddisteeda in ay ku xiran tahay fursada ay maxkamaddu haysato.<\/p>\n<p>Garyaqaan Yuusuf, wuxuu sheegay ujeedada ay dacwaddan uga gudbiyeen dowladda Soomaaliya, in ay tahay sidii dowladdaha soo socda u ogaan- lahaayeen in lagu daba galidoono xadgudubyada ay geystaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay dowladda hadda jirta in ay kamid tahay dowladdihii ugu badnaa ee ku kacay xad gudubyada ka dhanka ah xuquuqda Aadanaha.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in ay hadda gacanta ku hayaan kiisas ka dhan ah xuquuqda Aadanaha oo ka dhacay Dhuusomareeb, Bariire iyo Buulo Xaawo, kuwaas oo ay dowladda federalka Soomaaliya ku lug leedahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague. Ururkan waxay maxkamadda u gudbiyeen afar kiis oo kala ah, kiiska Ikraan Tahliil Faarax, Dadkii lagu laayay Baydhabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163155,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163154","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague. Ururkan waxay maxkamadda u gudbiyeen afar kiis oo kala ah, kiiska Ikraan Tahliil Faarax, Dadkii lagu laayay Baydhabo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-25T12:27:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"230\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/\",\"name\":\"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp\",\"datePublished\":\"2021-09-25T12:27:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp\",\"width\":408,\"height\":230},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague. Ururkan waxay maxkamadda u gudbiyeen afar kiis oo kala ah, kiiska Ikraan Tahliil Faarax, Dadkii lagu laayay Baydhabo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-25T12:27:13+00:00","og_image":[{"width":408,"height":230,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/","name":"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp","datePublished":"2021-09-25T12:27:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8F15A442-63DA-4BCF-986F-D06499172E9A_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s.webp","width":408,"height":230},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/urur-ay-ku-midaysan-yihiin-qareenno-soomaaliyeed-oo-maxkamadda-icc-kadacweeyay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed oo maxkamadda ICC kadacweeyay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163154"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163156,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163154\/revisions\/163156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163155"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}