{"id":163216,"date":"2021-09-26T19:22:55","date_gmt":"2021-09-26T16:22:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163216"},"modified":"2021-09-26T19:22:55","modified_gmt":"2021-09-26T16:22:55","slug":"wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/","title":{"rendered":"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163129\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"407\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, waxaana la sheegay in loo diiday inuu Garoowe la galo gaadiid iyo Ilaalo la socotay.<\/p>\n<p>Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi la socday ayaa ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen, isagoona lagu amray in gaadiidka iyo ilaalada ku reebo duleedka Magaalada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda Musharaxiinta u tartameysa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda amniga Puntland oo uu ku saxiixnaa Wasiir Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa waxaa lagu sheegay in Musharaxiinta Golaha Shacabka in aysan isticmaali karin gaadiid ciidan iyo ilaalo gaar ah.<\/p>\n<p>Puntland ayaa Mas\u2019uuliyiinta Ururada siyaasadda Maamulka, Musharaxiinta Golayaasha deegaanada degmooyinka doorashooyinka ka dhacaya ka mamnuucday inay isticmaalaan gaadiid ciidan iyo ilaalo gaar ah, waxaana loo sheegay in cidii sababo gaar ah uga maarmi weyda isticmaalka gaadiid inay la soo xiriirto Taliyaha Booliska Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163217\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/wAR-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"932\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/wAR-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/wAR-2-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/wAR-2-696x901.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/wAR-2-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, waxaana la sheegay in loo diiday inuu Garoowe la galo gaadiid iyo Ilaalo la socotay. Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi la socday ayaa ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo maalmihii lasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, waxaana la sheegay in loo diiday inuu Garoowe la galo gaadiid iyo Ilaalo la socotay. Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi la socday ayaa ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo maalmihii lasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-26T16:22:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"407\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/\",\"name\":\"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-26T16:22:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":407},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe - Wardoon","og_description":"Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, waxaana la sheegay in loo diiday inuu Garoowe la galo gaadiid iyo Ilaalo la socotay. Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi la socday ayaa ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo maalmihii lasoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-26T16:22:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":407,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/","name":"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","datePublished":"2021-09-26T16:22:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jamaal-1.jpeg","width":660,"height":407},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-jamaal-oo-loo-diiday-inuu-ilaalo-la-galo-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Jamaal oo loo diiday inuu Ilaalo la galo Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163216"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163218,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163216\/revisions\/163218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163129"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}