{"id":163252,"date":"2021-09-28T14:44:08","date_gmt":"2021-09-28T11:44:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163252"},"modified":"2021-09-28T14:44:08","modified_gmt":"2021-09-28T11:44:08","slug":"daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163254\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"785\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo.jpeg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-1024x681.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-768x511.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-696x463.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-1068x710.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo goor dhawayd khudbad ka jeedinayay munaasabadda ay musharraxiinta u tartamaysa 11-ka kursi ee ay gobollada waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare ee Soomaaliya ay hadalkooda ka hor jeedinayeen ergada kala dooran doonta, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan maraxaladda siyaasadeed ee dalku maro iyo khilaafadka taagan.<\/p>\n<p>RW Rooble ayaa ku dhaareeaaday ka hadlidda arrimaha doorshooyinka, isagoo faray maamul Goboleedyada in ay soo dhammeystiraan xubnaha ka dhiman Aqalka sare, sidoo kalena si toos ah loo guda galo Doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ka qayb qaataan ammaanka iyo xasiloonida dalka,\u201d Shacabka Soomaaliyeed waxaan farayaa inay ilaaliyaan xasiloonida Al-Shabaabna uusan ka faa\u2019iidaysanin, ayna ka fogaadaan waxa tuhumada ama qalqalka abuurayo.\u201d Ayuu yiri Raiisal wasaare Rooble mar uu ka hadlyay ammaanka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa si adag uga hadlay kiiska Marxuumad Ikraan Tahliil, waxaana uu sheegay inuu u taagan yahay cadaaladda, isagoo caddeeyay sida ugu dhaqsiyaha badan ay heleyso cadaalad.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u taaganahay Cadaaladda kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil ama maanta aan helno ama berri aan helno gacanta shacabka ayay soo geli doonaan, waana lala xisaabtami doonaa, qalbigiina kheyr u sheega, Maxkamadda Milateriga ayaa loo xilsaaray, go\u2019aankeeda ayaa sugeynaa, dhammaan howlaheeda inay wadato ayaa raieynayaa horayna waa u faray, haddana waa farayaa sida ugu dhaqsiyaha badan u bilowdaan, cadaaladaas ayaa na wada deeqdo\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin wax weyn oo saa\u2019id ah oo hadda la isku haysto,isagoo shacabka ugu baaqay in ay is dejinaan, oo aysan waxba ku mashquulin khilaafaadka jira, isagoo tilmaamay in la xalin doono wax waliba.<\/p>\n<p>\u201cXaaladda dalka maanta wuxuu marayaa meel fiican doorasho ayaan ku jirnaa, khilaafaad wey iska yimaadaan laakin wax weyn maahan, wax weyn aan loo qaadanin wax walba waxaa ka muhiimsan xasilloonida dalka, nabad galyada.\u201d Ayuu yiri ra\u2019iisal wasaare Rooble.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-QPrEUgVzX0\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163253\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rr.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rr.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rr-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rr-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rr-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rr-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163254\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"785\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo.jpeg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-1024x681.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-768x511.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-696x463.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-1068x710.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooo-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163255\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"742\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo-300x232.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo-768x594.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo-696x538.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo-543x420.jpeg 543w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163256\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r4.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r4.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r4-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r4-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r4-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r4-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r3.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r3.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r3-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r3-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r3-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r3-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163258\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r2.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r2.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r2-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r2-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r2-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r2-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163259\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r1.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163260\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-1.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/r-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo goor dhawayd khudbad ka jeedinayay munaasabadda ay musharraxiinta u tartamaysa 11-ka kursi ee ay gobollada waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare ee Soomaaliya ay hadalkooda ka hor jeedinayeen ergada kala dooran doonta, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan maraxaladda siyaasadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo goor dhawayd khudbad ka jeedinayay munaasabadda ay musharraxiinta u tartamaysa 11-ka kursi ee ay gobollada waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare ee Soomaaliya ay hadalkooda ka hor jeedinayeen ergada kala dooran doonta, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan maraxaladda siyaasadeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-28T11:44:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"742\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-28T11:44:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg\",\"width\":960,\"height\":742},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo goor dhawayd khudbad ka jeedinayay munaasabadda ay musharraxiinta u tartamaysa 11-ka kursi ee ay gobollada waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare ee Soomaaliya ay hadalkooda ka hor jeedinayeen ergada kala dooran doonta, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan maraxaladda siyaasadeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-28T11:44:08+00:00","og_image":[{"width":960,"height":742,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/","name":"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg","datePublished":"2021-09-28T11:44:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/roo.jpeg","width":960,"height":742},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuwa-dhibka-u-geystay-ikraan-tahlil-gacanta-shacabka-ayay-soo-geli-doonaansawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahlil gacanta shacabka ayay soo geli doonaan+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163252"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163261,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163252\/revisions\/163261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163255"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}