{"id":163340,"date":"2021-09-30T15:36:32","date_gmt":"2021-09-30T12:36:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163340"},"modified":"2021-09-30T15:36:32","modified_gmt":"2021-09-30T12:36:32","slug":"dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163343\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu-300x179.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal xooggan oo ka dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa ka socda deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Dagaalka oo goor sii horeysay oo maanta ah ku billowday Is-rasaasayn goosgoos ah ayaa hadda sii xoogeystay, waxaana wararka ay sheegayaan in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Warar horudhac ah oo aan helnay ayaa sheegaya in dagaalka uu dhaliyey khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, oo gaaraya 8 ka mid ah dhinacyada dagaalamay. Meydadka iyo dhaawacyada ayaa la geeyey magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Huurshe.<\/p>\n<p>Galmudug iyo Ahlu-Sunna ayaa midna weli war kasoo saarin dagaalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa ayada oo warar ay sheegayaan in ciidamada Ahlu-Sunna ay toddobaadyadii tegay dib isugu urursanayeen deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud, ayaga oo qorshahoodu yahay inay dib u qabsadaan Galmuudg.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay\u00a0Taliska ciidamada booliska Galmudug ayaa 27-kii bishan loogu digay hoggaanka Ahlu-Sunna \u201cinay joojiyaan abaabulka iyo colaadda ay ka hurinayaan\u201d deegaanada Galmudug, gaar ahaan gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWaxaa deegaanka Huurshe soo gaaray taariikhdu markay aheyd 12-09-2021, Macalin Maxamuud iyo Sheekh Shaakir, iyagoo u yimid sida ay sheegeen siyaarada Sheekh Yuusuf Direed, kadibna isla goobtii ka iclaamiyay abaabul iyo kicin dagaal, ilaa hadane ka shaqeynaya abaabulkaas dagaal oo ay uga soo horjeedaan Maamulka Galmudug, Horumarka iyo Amniga Bulshada,\u201d ayaa lagu yiri qeyb kamid ah war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Hoggaamiyayaasha Ahlu-Sunna Macallin Maxamuud iyo Sheekh Maxamed Shaakir ayaa toddobaad kahor dib ugu laabtay gobolka kadib in ka badan sanad iyo bar oo ay ka maqanaayeen, taasi oo ka dambeysay markii looga adkaaday dagaal ka dhacay Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Saraakiisha sare ee ururka Ahlu Sunna ayaa 29-kii Febraayo 2020 isu dhiibay ciidanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kadib markii uu dagaal dhex-maray maleeshiyaadka Ahlu Sunna iyo ciidanka qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya, waxayna kadib isaga baxeen gobolka.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah mas\u2019uuliyiinta sare ee Ahlu Sunna ayaa xilligaas sheegay in in malayshiyaadkooda iyo hubkoodiiba ay ku wareejiyeen dowladda Soomaaliya gaar ahaana taliya guutada 15aad ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal xooggan oo ka dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa ka socda deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo goor sii horeysay oo maanta ah ku billowday Is-rasaasayn goosgoos ah ayaa hadda sii xoogeystay, waxaana wararka ay sheegayaan in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal xooggan oo ka dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa ka socda deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo goor sii horeysay oo maanta ah ku billowday Is-rasaasayn goosgoos ah ayaa hadda sii xoogeystay, waxaana wararka ay sheegayaan in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-30T12:36:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/\",\"name\":\"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-30T12:36:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg\",\"width\":640,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna - Wardoon","og_description":"Dagaal xooggan oo ka dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa ka socda deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo goor sii horeysay oo maanta ah ku billowday Is-rasaasayn goosgoos ah ayaa hadda sii xoogeystay, waxaana wararka ay sheegayaan in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, sida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-30T12:36:32+00:00","og_image":[{"width":640,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/","name":"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg","datePublished":"2021-09-30T12:36:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ahlu.jpeg","width":640,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-dhax-maray-ciidamada-galmudug-iyo-kuwa-ahlu-sunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163340"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163340"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163344,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163340\/revisions\/163344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163343"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}