{"id":163379,"date":"2021-09-30T20:11:28","date_gmt":"2021-09-30T17:11:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163379"},"modified":"2021-09-30T20:11:28","modified_gmt":"2021-09-30T17:11:28","slug":"dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/","title":{"rendered":"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163381\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"562\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg 1000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH-696x391.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>Dawladda Faderaalka ee Itoobiya ayaa dalkeeda ka ceyrisay 3 xubnood oo kamid ah madaxda Qaramada Midowbay ee kahowlgalisay dalkaas, ka dib markii lagu eedeyey in ay faragalin ku sameeyeen arrimaha gudaha ee dalkeeda, gaar ahaana dhinacyada siyaasadda.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa xubnahan u isticmaashay Warqadda loo yaqaano \u201cpersona non grata\u201d lagaagama baahna dalkan, taas oo ay horey u istyicmaashay dawladda Soomaaliya, markii ay ceyrisay Ergaygii gaarka ah ee QM u qaabilsanaa Haysom oo ay ku eedeysay faragalinta arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida lagu shegay warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibada ee Itoobiya ayaa xubnahan loogu qabtay in ay 72 sacadood gudahood uga baxaan dalka Itoobiya, iyadoo lagu sifeeyey kuwa aan ka shaqeyn karin gudaha dalka, maadama ay darafyada siyaasadda dhinac ka noqdeen, taas oo kasoo horjeeda wada shaqeynta ama xeerarka caalamiga ah ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Itoobiya dadka ay ceyrisay ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1- Grant Leaity, oo ahaa Ku -xigeenka Madaxa Arrimaha Bini aadantinimada ee Xafiiska QM,<\/p>\n<p>2- Adele Khodr, oo ahayd Madaxa UNICEF ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>3-\u00a0<span class=\"Y2IQFc\" lang=\"so\">Ghada Eltahir Mudawi, Ku-simaha Isuduwaha Arrimaha Bini\u2019aadantinimada.<\/span><\/p>\n<p>4- Kwesi Sansculotte, Lataloyaha Nabadda &amp; Horumarinta QM ee Itoobiya.<\/p>\n<p>5- Saeed Mohamoud Hersi,Ku -xigeenka Madaxa Xafiiska, UNOCHA.<\/p>\n<p>6- Mrs. Marcy Vigoda, Madaxa Sare oo katirsan Xaafiiska arrimaha Bini aadantinimada.<\/p>\n<p>7- Sonny Onyegbula, oo ahaa Madaxa Dabagalka, Xogaha iyo Lataliyaha kooxda, ee UNHCR.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa dhibsatay warbixino ay Qaramada Mudowbay baahisay oo ku saabsan xaaladda dalka Itoobiya, waxana lagu sheegay marar badan in ay ahaayeen kuwa la buunbuuniyay, xubanah la ceyriyey qaarkood sawiradooda waxaa kamuuqda in ay ahaayeen xubno ka howlgalayay gobalka Tigrey, gaar ahaana magaalada Makele.<\/p>\n<p>Kooxda TPLF ayaa markii la joojiyey dhammaan adeegyada bulshada ee lagu xariiro gobalka Tigrey waxay taageero xagga isgaarsiinta ah kahelayaan inta badan Xafiisyada Hay\u2019adduhu ay ku lahaayeen magaalada Makele, oo inta badan isticmaalayay Isgaarsiin gaar ah oo ay kuwada hadlayaan iyo khadadka Internet-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Faderaalka ee Itoobiya ayaa dalkeeda ka ceyrisay 3 xubnood oo kamid ah madaxda Qaramada Midowbay ee kahowlgalisay dalkaas, ka dib markii lagu eedeyey in ay faragalin ku sameeyeen arrimaha gudaha ee dalkeeda, gaar ahaana dhinacyada siyaasadda. Itoobiya ayaa xubnahan u isticmaashay Warqadda loo yaqaano \u201cpersona non grata\u201d lagaagama baahna dalkan, taas oo ay horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Faderaalka ee Itoobiya ayaa dalkeeda ka ceyrisay 3 xubnood oo kamid ah madaxda Qaramada Midowbay ee kahowlgalisay dalkaas, ka dib markii lagu eedeyey in ay faragalin ku sameeyeen arrimaha gudaha ee dalkeeda, gaar ahaana dhinacyada siyaasadda. Itoobiya ayaa xubnahan u isticmaashay Warqadda loo yaqaano \u201cpersona non grata\u201d lagaagama baahna dalkan, taas oo ay horey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-30T17:11:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"562\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/\",\"name\":\"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-30T17:11:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg\",\"width\":1000,\"height\":562},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay - Wardoon","og_description":"Dawladda Faderaalka ee Itoobiya ayaa dalkeeda ka ceyrisay 3 xubnood oo kamid ah madaxda Qaramada Midowbay ee kahowlgalisay dalkaas, ka dib markii lagu eedeyey in ay faragalin ku sameeyeen arrimaha gudaha ee dalkeeda, gaar ahaana dhinacyada siyaasadda. Itoobiya ayaa xubnahan u isticmaashay Warqadda loo yaqaano \u201cpersona non grata\u201d lagaagama baahna dalkan, taas oo ay horey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-30T17:11:28+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":562,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/","name":"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg","datePublished":"2021-09-30T17:11:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/WEBMAP_ETHIOPIA_TIGRAY_ADDIS_ABABA_REFRESH.jpeg","width":1000,"height":562},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-itoobiya-oo-dalkeeda-kaceyrisay-7-kamid-ah-shaqaalaha-qaramada-midowbay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dawladda Itoobiya oo dalkeeda kaceyrisay 7 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midowbay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163379"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163382,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163379\/revisions\/163382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163381"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}