{"id":163436,"date":"2021-10-02T11:53:48","date_gmt":"2021-10-02T08:53:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163436"},"modified":"2021-10-02T11:54:07","modified_gmt":"2021-10-02T08:54:07","slug":"dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/","title":{"rendered":"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163437\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg\" alt=\"\" width=\"663\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg 663w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 663px) 100vw, 663px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen diyaarado wada ciidamo aad u badan.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay diyaaradahan ayaa saakay ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxa ayna diyaaradahan qaadeen ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad.<\/p>\n<p>Ciidamadan goordhaw la geeyay magaalada Dhuusomareeb ayaa loogu tala galay in lagu xoojiyo ciidamada dowlada iyo kuwa Galmudug ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb iyo deegaano kale oo ku dhaw dhaw.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb waxaa ka socda abaabul xoogan ay wadaan ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa Galmudug kuwaa oo isku diyaarinaya in ay dib u qabsadaan deegaano Ahlu Sunna la wareegtay ay ku jirto magaalada Guriceel.<\/p>\n<p>Hogaanka Ahlu Sunna ayaa dhankooda abaabul dagaal ka wada magaalada Guriceel iyo deegaano kale oo katirsan Galgaduud, waxa ayna wadaan hub aruursi iyo in dib ugu yeeraan ciidankoodii hore oo qaarkood ku biireen ciidanka dowlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen diyaarado wada ciidamo aad u badan. Sida aan wararka ku helnay diyaaradahan ayaa saakay ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxa ayna diyaaradahan qaadeen ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen diyaarado wada ciidamo aad u badan. Sida aan wararka ku helnay diyaaradahan ayaa saakay ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxa ayna diyaaradahan qaadeen ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-02T08:53:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-02T08:54:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"663\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/\",\"name\":\"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-02T08:53:48+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-02T08:54:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg\",\"width\":663,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen diyaarado wada ciidamo aad u badan. Sida aan wararka ku helnay diyaaradahan ayaa saakay ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxa ayna diyaaradahan qaadeen ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-02T08:53:48+00:00","article_modified_time":"2021-10-02T08:54:07+00:00","og_image":[{"width":663,"height":345,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/","name":"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg","datePublished":"2021-10-02T08:53:48+00:00","dateModified":"2021-10-02T08:54:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/a-9.jpeg","width":663,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusomareeb-oo-laga-dejiyay-diyaarad-siday-ciidankii-ugu-badnaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhuusomareeb oo laga dejiyay diyaarad siday ciidankii ugu badnaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163436"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163438,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163436\/revisions\/163438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163437"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}