{"id":163443,"date":"2021-10-02T22:24:37","date_gmt":"2021-10-02T19:24:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163443"},"modified":"2021-10-02T22:24:37","modified_gmt":"2021-10-02T19:24:37","slug":"daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163444\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac-300x240.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac-768x614.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac-696x557.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac-525x420.jpeg 525w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa si adag uga hadlay musaafurinta dadka ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay ku heyso xukuumadda Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka oo galabta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa yiri, \u201cWaxaan aad uga xumahay waxa ka socdo magaalada Laascaanood, in dad Soomaaliyeed laga musaafuriyo magaalo Soomaaliyeed waa wax ku cusub dhaqankeena suuban, mana ka turjumeyso ilbaxnimada iyo dhaqanka Dowliga ah.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir Jaamac ayaa nasiib daro ku tilmaamay in si gaar ah loo bartilmaameedsado dad gaar ah oo weliba si nadab ah ugu ganacsanayey magaalada, qaarkoodna hantidooda iyo guriyahooda laga soo dhex-saaray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa maamulka Somaliland in ay joojiyaan falalka noocaan oo kale ah oo dhaqanka Islaamka, midka Dowliga ah iyo kan Soomaaliyeed midna aan ka tarjumeynin,\u201d ayuu yiri wasiirka cadaaladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale wax garadka, Culimada, aqoonyahanada, Isimada, Cuqaasha, hey\u2019adaha u xuquuqda aadanaha iyo shacab-weynaha reer Laascaanood ugu baaqay in aysan ka aamusin oo aysan raali ka noqon buu yiri \u2018falkaan foosha xun\u2019 dowrkoodana ay ka qaataan xalinta arinkaan.<\/p>\n<p>Ciidamada booliska Somaliland ayaa xalay ilaa maanta Laascaanood ka waday howlgallo ka dhan ah dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya, iyagoo maanta isugu geeyey garoonka diyaaradaha, si dib loogu celiyo deegaanadii ay u dhasheen.<\/p>\n<p>Somaliland waxay dadkaas ku eedeyneysaa inay ka dambeeyeen dilalkii ka dhacay magaalada Laascaanood, kuwaas oo loo geystay saraakiil iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsanaa maamulka Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F227258946128973%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa si adag uga hadlay musaafurinta dadka ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay ku heyso xukuumadda Somaliland. Wasiirka oo galabta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa yiri, \u201cWaxaan aad uga xumahay waxa ka socdo magaalada Laascaanood, in dad Soomaaliyeed laga musaafuriyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa si adag uga hadlay musaafurinta dadka ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay ku heyso xukuumadda Somaliland. Wasiirka oo galabta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa yiri, \u201cWaxaan aad uga xumahay waxa ka socdo magaalada Laascaanood, in dad Soomaaliyeed laga musaafuriyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-02T19:24:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-02T19:24:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg\",\"width\":960,\"height\":768},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood - Wardoon","og_description":"Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa si adag uga hadlay musaafurinta dadka ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay ku heyso xukuumadda Somaliland. Wasiirka oo galabta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa yiri, \u201cWaxaan aad uga xumahay waxa ka socdo magaalada Laascaanood, in dad Soomaaliyeed laga musaafuriyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-02T19:24:37+00:00","og_image":[{"width":960,"height":768,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/","name":"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg","datePublished":"2021-10-02T19:24:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Cabdulqaadir-Maxamed-Nuur-Jaamac.jpeg","width":960,"height":768},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaalada-oo-kahadlay-dadka-laga-sootarxiilay-lasacaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiirka Cadaalada oo kahadlay dadka laga sootarxiilay Lasacaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163443"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163445,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163443\/revisions\/163445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163444"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}