{"id":163456,"date":"2021-10-03T11:51:26","date_gmt":"2021-10-03T08:51:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163456"},"modified":"2021-10-03T11:51:26","modified_gmt":"2021-10-03T08:51:26","slug":"maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163459\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg\" alt=\"\" width=\"910\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg 910w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-300x187.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-768x479.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-696x434.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-673x420.jpeg 673w\" sizes=\"(max-width: 910px) 100vw, 910px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa abaal marin guddoonsiisay qaar ka mid ah askartii Ameerikaanka ee ka qeyb qaatay dagaalkii la magac baxay \u201cBlack Hawk Down\u201d ee Muqdisho ku dhexmaray ciidamadii Jeneral Ceydiid iyo ciiddamadii Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaa, sannadkii 1993.<\/p>\n<p>Askartan ayaa la guddoonsiiyay 18 abaal marinood oo silver ah, waxaana loo abaal mariyay in ay ahaayeen geesiyaal.<\/p>\n<p>Abaal marinta qallinka ah ee la guddoonsiiyay askartan, waa abaal marinta saddexaad ee ugu sarreysa milateriga geesiyaasha dagaalka.<\/p>\n<p>Dagaalkii Oktoobar 3, 1993, oo dhexmaray ciidamadii general Maxamed Faarax Ceydiid iyo ciidamada Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaaa ayaa laga sameeyay filinkii &#8220;Black Hawk Down&#8221; oo adduunka aad caan uga noqday.<\/p>\n<p>Dagaalku wuxuu qarxay markii ciidamada gaarka ah ay damceen inay soo qabtaan general Maxamed Farrah Ceydiid, oo uu Maraykanka u haystay inuu mas&#8217;uul ka ahaa weeraradii Ciiddamada nabad ilaalinta UN-ka ee ka shaqeynayay joojinta dagaalka sokeeye ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Siddeed iyo toban askari oo Mareykan ah ayaa ku dhintay dagaalkaas oo socday muddo 18-ka saacadood socday, waxaana askarta la dilay ku jiray seddex ka mid ah afartii duuliye ee diyaaradda Black Hawk ee la soo riday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163457\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-04.jpeg\" alt=\"\" width=\"910\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-04.jpeg 910w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-04-300x187.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-04-768x479.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-04-696x434.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-04-673x420.jpeg 673w\" sizes=\"(max-width: 910px) 100vw, 910px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163458\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-03.jpeg\" alt=\"\" width=\"910\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-03.jpeg 910w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-03-300x187.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-03-768x479.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-03-696x434.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-03-673x420.jpeg 673w\" sizes=\"(max-width: 910px) 100vw, 910px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163459\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg\" alt=\"\" width=\"910\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg 910w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-300x187.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-768x479.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-696x434.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02-673x420.jpeg 673w\" sizes=\"(max-width: 910px) 100vw, 910px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa abaal marin guddoonsiisay qaar ka mid ah askartii Ameerikaanka ee ka qeyb qaatay dagaalkii la magac baxay \u201cBlack Hawk Down\u201d ee Muqdisho ku dhexmaray ciidamadii Jeneral Ceydiid iyo ciiddamadii Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaa, sannadkii 1993. Askartan ayaa la guddoonsiiyay 18 abaal marinood oo silver ah, waxaana loo abaal mariyay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163456","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Maraykanka ayaa abaal marin guddoonsiisay qaar ka mid ah askartii Ameerikaanka ee ka qeyb qaatay dagaalkii la magac baxay \u201cBlack Hawk Down\u201d ee Muqdisho ku dhexmaray ciidamadii Jeneral Ceydiid iyo ciiddamadii Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaa, sannadkii 1993. Askartan ayaa la guddoonsiiyay 18 abaal marinood oo silver ah, waxaana loo abaal mariyay in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-03T08:51:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"910\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"568\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\",\"name\":\"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-03T08:51:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg\",\"width\":910,\"height\":568},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dowladda Maraykanka ayaa abaal marin guddoonsiisay qaar ka mid ah askartii Ameerikaanka ee ka qeyb qaatay dagaalkii la magac baxay \u201cBlack Hawk Down\u201d ee Muqdisho ku dhexmaray ciidamadii Jeneral Ceydiid iyo ciiddamadii Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaa, sannadkii 1993. Askartan ayaa la guddoonsiiyay 18 abaal marinood oo silver ah, waxaana loo abaal mariyay in ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-03T08:51:26+00:00","og_image":[{"width":910,"height":568,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","name":"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg","datePublished":"2021-10-03T08:51:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/XXXX-BLACK-HAWK-DOWN-RANGERS-photo-02.jpeg","width":910,"height":568},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-abaal-marin-guddoonsiiyay-askartii-ka-qeyb-qaadatay-dagaalkii-1993-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163456"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163456"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163460,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163456\/revisions\/163460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163459"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}