{"id":163559,"date":"2021-10-04T11:27:14","date_gmt":"2021-10-04T08:27:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163559"},"modified":"2021-10-04T11:27:14","modified_gmt":"2021-10-04T08:27:14","slug":"rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/","title":{"rendered":"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163560\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynayo safar uu ugu baxayo dalka dibaddiisa, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Rooble uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Qatar, isla-markaana uu saacadaha soo socda u safrayo magaalada Dooxa ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Rooble iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulam gaar gaar ah la qaadan doono madaxda dalka Qatar, wuxuuna safarkan noqonayaa kiisii ugu horreeyey ee uu ku tego Dooxa.<\/p>\n<p>Qatar ayaa xiriir dhow la leh madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo la-taliyaha amniga qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, iyada oo su\u2019aallo badan la\u2019iska weydiinayo safarka Rooble ku aadayo wadankaasi.<\/p>\n<p>Qatar ayaa dooneysa inay soo fara-geliso xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya, si hoos loogu dhigo khilaafka Farmaajo iyo Rooble<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu socdaalkan ra\u2019iisul wasaaraha kusoo aadayo, iyada oo haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo Farmaajo iyo Fahad, kaas oo saameeyey wada-shaqeyntooda.<\/p>\n<p>Rooble ayaa horey u booqday dalalka, Jabuuti, Kenya, Masar, Sacuudiga &amp; Ingiriiska isaga oo kulam gaar\u00a0 gaar ah la soo yeeshay madaxda wadamadaasi.<\/p>\n<p>Si kastaba, saaka ayey aheyd markii uu isna Farmaajo u baxay safar dalka dibaddiisa ah, gaar ahaan Itoobiya, halkaas oo uga qeybgalayo caleema saarka R\/wasaare Abiy Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynayo safar uu ugu baxayo dalka dibaddiisa, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay. Wararka ayaa sheegaya in Rooble uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Qatar, isla-markaana uu saacadaha soo socda u safrayo magaalada Dooxa ee dalkaasi. Rooble iyo wafdiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynayo safar uu ugu baxayo dalka dibaddiisa, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay. Wararka ayaa sheegaya in Rooble uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Qatar, isla-markaana uu saacadaha soo socda u safrayo magaalada Dooxa ee dalkaasi. Rooble iyo wafdiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-04T08:27:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/\",\"name\":\"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-04T08:27:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynayo safar uu ugu baxayo dalka dibaddiisa, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay. Wararka ayaa sheegaya in Rooble uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Qatar, isla-markaana uu saacadaha soo socda u safrayo magaalada Dooxa ee dalkaasi. Rooble iyo wafdiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-04T08:27:14+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/","name":"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg","datePublished":"2021-10-04T08:27:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-696x464-1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-kusii-jeeda-dalka-qatar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo kusii jeeda dalka Qatar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163559"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163559"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163561,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163559\/revisions\/163561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163560"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}