{"id":163577,"date":"2021-10-05T11:10:31","date_gmt":"2021-10-05T08:10:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163577"},"modified":"2021-10-05T11:10:31","modified_gmt":"2021-10-05T08:10:31","slug":"qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163578\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa-300x171.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019ada isku dabaridka gargaarka Qaramada Midoobay ee UNOCHA ayaa bayaan ay soo saartay kaga hadashay barakicinta qasabka ee ay haatan Somaliland ka wado Laascaanood, taas oo lagu beegsanayo dadka kasoo jeeda koonfurta.<\/p>\n<p>UNOCHA ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga wal wal-walsan-tahay xaaladda dadka laga soo masaafuriyey magaaladaasi, kuwaas oo isugu jiro caruur, dumar iyo rag.<\/p>\n<p>Hay\u2019addan oo Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha isku dabaridka gargaarka ayaa sheegtay inay sidoo kale diyaarinayaan qorshayaal deg-deg ah oo lagu caawinayo dadkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad uga walaacsannahay warbixinnada barakac khasab ah oo la qorsheeyay maalmaha soo socda,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay hay\u2019adda UNOCHA<\/p>\n<p>Sidoo kale hay\u2019adda UNOCHA ayaa ugu baaqday hay\u2019adaha samafarlka inay gurmad deg-deg ah u fudiyaan dadkaasi, iyada oo la kaashanayo maamullada ka jira halkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqeynaa hay\u2019adaha samafalka inay bixiyaan oo dedejiyaan gargaarka degdegga ah, iyadoo lala kaashanayo maamulada maxalliga ah, si loo helo xal waara,\u201d ayaa markale lagu yiri bayaan kasoo baxay hay\u2019adda isku-dabaridka gargaarka QM ee UNOCHA.<\/p>\n<p>Bayaankan ayaa ku soo aadayo, iyada oo Somaliland dad badan oo kasoo jeeda koonfurta ay kasoo masaafurisay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kuwaas oo gadiid looga soo qaaday magaaladaasi, waxaana hada lagu soo dhoweeyey deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Si kastaba, Somaliland ayaa cambaareyn xoogan kala kulantay daabulida dadkaasi oo u badan ganacsato, muddo sanado, ahna ku dhaqnaa deegaanada maamulkaasi.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019ada isku dabaridka gargaarka Qaramada Midoobay ee UNOCHA ayaa bayaan ay soo saartay kaga hadashay barakicinta qasabka ee ay haatan Somaliland ka wado Laascaanood, taas oo lagu beegsanayo dadka kasoo jeeda koonfurta. UNOCHA ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga wal wal-walsan-tahay xaaladda dadka laga soo masaafuriyey magaaladaasi, kuwaas oo isugu jiro caruur, dumar iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163578,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019ada isku dabaridka gargaarka Qaramada Midoobay ee UNOCHA ayaa bayaan ay soo saartay kaga hadashay barakicinta qasabka ee ay haatan Somaliland ka wado Laascaanood, taas oo lagu beegsanayo dadka kasoo jeeda koonfurta. UNOCHA ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga wal wal-walsan-tahay xaaladda dadka laga soo masaafuriyey magaaladaasi, kuwaas oo isugu jiro caruur, dumar iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-05T08:10:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/\",\"name\":\"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-05T08:10:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg\",\"width\":660,\"height\":376},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood - Wardoon","og_description":"Hay\u2019ada isku dabaridka gargaarka Qaramada Midoobay ee UNOCHA ayaa bayaan ay soo saartay kaga hadashay barakicinta qasabka ee ay haatan Somaliland ka wado Laascaanood, taas oo lagu beegsanayo dadka kasoo jeeda koonfurta. UNOCHA ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga wal wal-walsan-tahay xaaladda dadka laga soo masaafuriyey magaaladaasi, kuwaas oo isugu jiro caruur, dumar iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-05T08:10:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":376,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/","name":"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg","datePublished":"2021-10-05T08:10:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/laasa.jpeg","width":660,"height":376},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-bayaan-kahadashay-dadkii-sida-khasabka-ah-looga-barakiciyay-laascanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaramada Midoobay oo Bayaan kahadashay dadkii sida khasabka ah looga barakiciyay Laascanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163577"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163577"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163579,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163577\/revisions\/163579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163578"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}