{"id":163616,"date":"2021-10-07T11:09:32","date_gmt":"2021-10-07T08:09:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163616"},"modified":"2021-10-07T11:09:32","modified_gmt":"2021-10-07T08:09:32","slug":"qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/","title":{"rendered":"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay, in cid kaste oo ka hor timaada ama diida canshuurta ay ula yimid yihiin Alshabaab, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay xarumaha waxbarashada.<\/p>\n<p>\u201cNinka canshuurta diida iyo ninka Shabaabka ah ee masaajidka wax ku dilaya, waa isugu kaaya mid,\u201d ayuu yiri wasiirka maaliyadda oo digniin u diray macallimiinta wax ka dhiga xarumaha waxbarashada.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Shire wuxuu sheegay in aanay suurtagal ahayn in askariga buurta difaaca kaga jira ee la dagaalamaya Alshabab, loo waayo wax mushaara oo loo siiyo, isagoo sheegay inuu xukun adag mutaysanayo qofkii diida in mushaarkiisa laga jaro canshuurta dowladda.<\/p>\n<p>\u201cMarkii canshuurtii la waayo, ninka buurta saaaran wuxuu waayayaa mushaar, kabacdina yaa sababay? Waxaa sababay, waa ninka canshuurta diiday, muxuu marka Shabaab kaga duwan yahay ninkaas,\u201d ayuu yiri Xasan Shire.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda Puntland ayaa dhinaca kale digniin adag u diray dad uu sheegay in ay isku dayayaan in ay dugsiyada xiraan, iyagoo kasoo horjeeda canshuurta laga qaadayo barayaashooda.<\/p>\n<p>Punland, tan iyo markii xukunka la wareegay madaxweyne Deni, maamulka wuxuu xoogga saaray qaadista canshuurta, taasoo sahashay in mamaulku si joogto ah bil kaste u bixiyo mushahaarka shaqaalaha rayidka ah iyo ciiddamada.<\/p>\n<p>Laakiin, weli waxaa jira dhaliilo loo jeedinayo maamulka oo ah in aan canshuurta wax looga qaban baahiyaha arrimaha bulshada, sida horumarinta caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka maaliyadda maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay, in cid kaste oo ka hor timaada ama diida canshuurta ay ula yimid yihiin Alshabaab, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay xarumaha waxbarashada. \u201cNinka canshuurta diida iyo ninka Shabaabka ah ee masaajidka wax ku dilaya, waa isugu kaaya mid,\u201d ayuu yiri wasiirka maaliyadda oo digniin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka maaliyadda maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay, in cid kaste oo ka hor timaada ama diida canshuurta ay ula yimid yihiin Alshabaab, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay xarumaha waxbarashada. \u201cNinka canshuurta diida iyo ninka Shabaabka ah ee masaajidka wax ku dilaya, waa isugu kaaya mid,\u201d ayuu yiri wasiirka maaliyadda oo digniin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-07T08:09:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/\",\"name\":\"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-07T08:09:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg\",\"width\":660,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan - Wardoon","og_description":"Wasiirka maaliyadda maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay, in cid kaste oo ka hor timaada ama diida canshuurta ay ula yimid yihiin Alshabaab, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay xarumaha waxbarashada. \u201cNinka canshuurta diida iyo ninka Shabaabka ah ee masaajidka wax ku dilaya, waa isugu kaaya mid,\u201d ayuu yiri wasiirka maaliyadda oo digniin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-07T08:09:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/","name":"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg","datePublished":"2021-10-07T08:09:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021107637691752184817194.jpeg","width":660,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qofkii-canshuurta-diida-wuxuu-noola-mid-yahay-qof-shabaab-katirsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qofkii canshuurta diida wuxuu noola mid yahay qof Shabaab katirsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163616"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163618,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163616\/revisions\/163618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163617"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}