{"id":163625,"date":"2021-10-07T11:44:26","date_gmt":"2021-10-07T08:44:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163625"},"modified":"2021-10-07T11:44:26","modified_gmt":"2021-10-07T08:44:26","slug":"daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa&#8221;."},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163626\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"510\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1-300x300.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1-420x420.png 420w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">23 sano oo uu Jeff Struecker ka tirsanaa militariga Mareykanka waxa uu howlgallo u tagay meelo ay ka mid yihiin Panama, Afghanistan iyo Ciraaq, balse wuxuu sheegay in uusan waligiis arkin xaalad uga darneyd tii uu ku arkay waddooyinka magaalada Muqdisho bishii October ee sannadkii 1993-kii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Dhowr jeer ayaan dagaallo ka qayb galay Soomaaliya ka hor iyo marar badan oo ka dambeeyay, balse waligey ma arkin geesinnimo iyo dagaal la mid ah kii aan ku aragnay dadkii ku sugnaa waddooyinka Muqdisho, Soomaaliya, Xitaa wax u dhow ima soo marin,&#8221; ayuu yiri Struecker.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Jeff Struecker oo goor sii horreysay wareysi kale bixiyay ayaa sheegay in ujeedkii Soomaaliya loo geeyay isaga iyo xubno kale ay ahayd sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, waxaana uu ka sheekeeyay wixii dhacay horaantii bishii Oktoobar ee sanadkii 1993-dii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Aniga iyo guutadii aan ka tirsanaa waxaa naloo diray hawgalkii toddobaad oo ahaa kii ugu dambeeyay, ujeedkiisuna ahaa sidii aan gacanta ugu soo dhigi lahayn Ceydiid, waana xilligaas marka ay dhacday diyaaradii Black hawk down ee ciidamada Mareykanka,&#8221; ayuu yiri Jeff Struecker oo ka sheekeeyay wixii dhacay xilligaas isagoo la hadlayay xarunta American veterans Centre.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Jeff wuxuu sheegay in cabsidii iyo argagixii uu kala kulmay hawgalkii lagu so qabanayay Ceydidi uu ahaa mid uur ku taala ku noqotay, waligiina aanu hilmaamin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mr Struecker, oo dhawr sano kahor hawgalka guursdaay ayaa sheegay in uu aaminay in aanu dib dambe u arki doonin xaaskiisa iyo canuga ay caloosha ku siday marka la ego xaaladii uu xilligaas ku sugnaa, maadaama uu hogaaminayay hawgalka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Wuxuu intaa raaciyay: &#8220;saskii aan ka qaaday hawlgalkaas wali wuxuu ka guuxayaa maskaxdeyda&#8221;.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Filim caan baxay oo shirkadda filimada ee Hollywood-ka ay goor dambe ka sameysay howlgalkalkii diyaaradaha Mareykanka, oo loogu magac daray &#8220;Black Hawk Down&#8221; ayaa lagu xusay sheekooyinka la xiriira dhacdooyinkii khuseeyay maleyshiyaadkii hubeysnaa ee Soomaalida iyo ciidankii Mareykanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gFoefxX3rb8\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 sano oo uu Jeff Struecker ka tirsanaa militariga Mareykanka waxa uu howlgallo u tagay meelo ay ka mid yihiin Panama, Afghanistan iyo Ciraaq, balse wuxuu sheegay in uusan waligiis arkin xaalad uga darneyd tii uu ku arkay waddooyinka magaalada Muqdisho bishii October ee sannadkii 1993-kii. &#8220;Dhowr jeer ayaan dagaallo ka qayb galay Soomaaliya ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa&quot;. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa&quot;. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"23 sano oo uu Jeff Struecker ka tirsanaa militariga Mareykanka waxa uu howlgallo u tagay meelo ay ka mid yihiin Panama, Afghanistan iyo Ciraaq, balse wuxuu sheegay in uusan waligiis arkin xaalad uga darneyd tii uu ku arkay waddooyinka magaalada Muqdisho bishii October ee sannadkii 1993-kii. &#8220;Dhowr jeer ayaan dagaallo ka qayb galay Soomaaliya ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-07T08:44:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa\\\". - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\",\"datePublished\":\"2021-10-07T08:44:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\",\"width\":510,\"height\":510},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa&#8221;.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa\". - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa\". - Wardoon","og_description":"23 sano oo uu Jeff Struecker ka tirsanaa militariga Mareykanka waxa uu howlgallo u tagay meelo ay ka mid yihiin Panama, Afghanistan iyo Ciraaq, balse wuxuu sheegay in uusan waligiis arkin xaalad uga darneyd tii uu ku arkay waddooyinka magaalada Muqdisho bishii October ee sannadkii 1993-kii. &#8220;Dhowr jeer ayaan dagaallo ka qayb galay Soomaaliya ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-07T08:44:26+00:00","og_image":[{"width":510,"height":510,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/","name":"DAAWO:-\"Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa\". - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","datePublished":"2021-10-07T08:44:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","width":510,"height":510},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saskii-aan-ka-qaaday-dagaalkii-muqdisho-wali-maskaxdeyda-ayuu-ka-guuxayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Saskii aan ka qaaday dagaalkii Muqdisho wali maskaxdeyda ayuu ka guuxayaa&#8221;."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163625"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163627,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163625\/revisions\/163627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163626"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}