{"id":163652,"date":"2021-10-08T15:30:59","date_gmt":"2021-10-08T12:30:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163652"},"modified":"2021-10-08T15:30:59","modified_gmt":"2021-10-08T12:30:59","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163653\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ken.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ken.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ken-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa maanta oo jimce ah shaaca ka qaaday in aysan aqoonsan doonin go\u2019aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda adduunka (ICJ), ay ka gaarayso kiiska badda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibbada Kenya, Macharia Kamau, oo suxufiyiinta kula hadlayay magaalada Nairobi, ayaa sheegay in Kenya aysan u hoggaansami doonin natiijooyinka iyo bayaannada maxkamadda kasoo baxa.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya waxay ku dooddaysaa in maxkamaddu aysan lahayn awood ay ku go&#8217;aamiso arrinta kiiska badda ee kala dhexeeya Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cKenya laguma qaadi doono dacwad caalami ah oggolaansho la&#8217;aan,\u201d ayuu yiri Macharia Kamau, oo sheegay in Kenya mustaqbalka ka fakarayso ka baxitaanka ICJ.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka Kenya ku dhawaaqay, ayaa kusoo aadaya, iyadoo ICJ ay isku diyaarineyso inay shaaciso xukunka kiiska badda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa maanta oo jimce ah shaaca ka qaaday in aysan aqoonsan doonin go\u2019aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda adduunka (ICJ), ay ka gaarayso kiiska badda ee Soomaaliya. Xoghayaha arrimaha dibbada Kenya, Macharia Kamau, oo suxufiyiinta kula hadlayay magaalada Nairobi, ayaa sheegay in Kenya aysan u hoggaansami doonin natiijooyinka iyo bayaannada maxkamadda kasoo baxa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa maanta oo jimce ah shaaca ka qaaday in aysan aqoonsan doonin go\u2019aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda adduunka (ICJ), ay ka gaarayso kiiska badda ee Soomaaliya. Xoghayaha arrimaha dibbada Kenya, Macharia Kamau, oo suxufiyiinta kula hadlayay magaalada Nairobi, ayaa sheegay in Kenya aysan u hoggaansami doonin natiijooyinka iyo bayaannada maxkamadda kasoo baxa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-08T12:30:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/\",\"name\":\"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-08T12:30:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa maanta oo jimce ah shaaca ka qaaday in aysan aqoonsan doonin go\u2019aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda adduunka (ICJ), ay ka gaarayso kiiska badda ee Soomaaliya. Xoghayaha arrimaha dibbada Kenya, Macharia Kamau, oo suxufiyiinta kula hadlayay magaalada Nairobi, ayaa sheegay in Kenya aysan u hoggaansami doonin natiijooyinka iyo bayaannada maxkamadda kasoo baxa. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-08T12:30:59+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/","name":"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg","datePublished":"2021-10-08T12:30:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Uhuru-Kenyatta.jpeg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsan-doonin-xukunka-maxkamadda-icj-ee-kiiska-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ ee kiiska badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163652"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163652"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163655,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163652\/revisions\/163655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163654"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}