{"id":163661,"date":"2021-10-09T15:54:37","date_gmt":"2021-10-09T12:54:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163661"},"modified":"2021-10-09T15:54:37","modified_gmt":"2021-10-09T12:54:37","slug":"daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:&#8221;Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163662\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, tarxiilka ay xukuumada Somaliland gobolka Sool kaga saaraysa dadka aan u dhalan Somaliland.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in anay ahayn dhaqanka dowladnimada in dad 30 sanno meel daganaa oo ganacsi iyo hantiba ku yeeshay la barakiciyo.<\/p>\n<p>&#8220;Qadiyad xun baa ka dhacday meesha Laascaanood la yidhaahdo, dad walaalo ah, oo muslimiin ah oo soo magangalay halkan Somaliland, in la kala qaado hooyo iyo ilmaheedii, qoys iyo hantidii, oo 30 sannadood haystay, meel ay dowladnimada kasoo gasho anuu ma garanayo, dowladnimadu dadka ma qixiso, dad taajiriin ahaa caydh kama dhigto&#8221; ayuu yidhi Xildhibaan Maxammed Abiib.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa gobolada kale ee Somaliland ugu baaqay in anay yeelin in la saaro dadka aan Somaliland u dhalan, ee ku nool deegaanadooda, waxaanu sheegay in dadkaasi yihiin masaakiin ay guryahooda dhibaato kasoo saartay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan leeyahay gobolada kale, waar yaan la idiin bahalo galin dadkaa masaakiinta ah, waxan arkayay Ceerigaabo oo fariintaa qaadatay, oo dadkii saaraysa, dadkaasi waa masaakiin guryahoodii dhibaato ayaa kasoo saartay&#8221; ayuu yidhi xildhibaan Maxamed Abiib.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa 2 bisha gobolka Sool ka bilowday in ay ka masaafuriso dadka aan Somaliland u dhalan ee halkaa dagaana, sidookale, gobolka Sanaag ayaa loogu baaqay in ay kaga baxaan mudo 15 cisho ah.<\/p>\n<p>Sababta tarxiilkooda ayaa lagu sheegay in ay ku lug leedahay sugida amniga goboladaa, oo aan fiicnayn sannadihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UNPYJdaJh1I\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, tarxiilka ay xukuumada Somaliland gobolka Sool kaga saaraysa dadka aan u dhalan Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay in anay ahayn dhaqanka dowladnimada in dad 30 sanno meel daganaa oo ganacsi iyo hantiba ku yeeshay la barakiciyo. &#8220;Qadiyad xun baa ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163661","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:&quot;Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:&quot;Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, tarxiilka ay xukuumada Somaliland gobolka Sool kaga saaraysa dadka aan u dhalan Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay in anay ahayn dhaqanka dowladnimada in dad 30 sanno meel daganaa oo ganacsi iyo hantiba ku yeeshay la barakiciyo. &#8220;Qadiyad xun baa ka dhacday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-09T12:54:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:\\\"Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-09T12:54:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:&#8221;Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:\"Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:\"Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood\" - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, tarxiilka ay xukuumada Somaliland gobolka Sool kaga saaraysa dadka aan u dhalan Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay in anay ahayn dhaqanka dowladnimada in dad 30 sanno meel daganaa oo ganacsi iyo hantiba ku yeeshay la barakiciyo. &#8220;Qadiyad xun baa ka dhacday [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-09T12:54:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/","name":"DAAWO:\"Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg","datePublished":"2021-10-09T12:54:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bbb.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoqadiyad-xunbaa-ka-dhacday-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:&#8221;Qadiyad xunbaa ka dhacday Laascaanood&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163661"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163663,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163661\/revisions\/163663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163662"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}