{"id":163705,"date":"2021-10-11T21:40:33","date_gmt":"2021-10-11T18:40:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163705"},"modified":"2021-10-11T21:54:35","modified_gmt":"2021-10-11T18:54:35","slug":"daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan natiijada la filayo inay maalinta berri ah ku dhawaaqdo Maxkamadda Cadaallada Acduunka (ICJ) ee ku saabsan kiiska badda Soomaaliya..<\/p>\n<p>War kasoo baxay culimada ayaa waxaa lagu sheegay in natiijada kiiska badda ay horseedi karto isku dhac qowmiyadeeda, si taasi looga fogaadana waxay soo jeediyeen in aan la sameyn isu soo baxyo ballaaran.<\/p>\n<p>Digniinta oo si gaar ah ugu socotay dadka Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, ayaa waxaa lagu yiri \u201cgo\u2019aan kasta oo ka soo baxa maxkamadda waa in aan dibad bax la sameyn.\u201d<\/p>\n<p>Dr Aadan Yoonis Sheekh Ibraahim oo ah madaxa golaha sare ee Muslimiinta dalka Kenya oo la hadlay idaacada BBC-da ayaa sheegay in warka ay soo saareen uga gol leeyihiin in meesha laga saaro khasaare kasta uu sababi karto natiijada maxkamadda.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aan la sameyn banaanbax murugeed iyo mid faraxeed, waayo cabsida aan qabno ayaa tahay in dhib u keento banaanbaxyada masaalix badan oo Soomaalida ku leedahaya dalka Kenya,\u201d ayuu yiri Dr Aadan Yoonis.<\/p>\n<p>\u201cCulimada sidooda meel fog ayey wax ka arkaan, waxay saadaalinayaan arrimaha amaanka iyo dhaqaalaha, markaa waxaa aaminsan tahay hadaad muujiso wax ka weyn hadduu ka imaanayo waa joojineysa.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in culimada ay ka baqayaan haddii banaanbaxyo ku aadan natiijada badda ay dhigtaan Soomaalida dowladda Kenya ay qaadi karto go\u2019aan aan loo meel dayin oo cawaaqib xumo ah.<\/p>\n<p>\u201cArrinta ha noqoto labo dowladood oo is haya, labadaas dowladood tii reysaba anaga waxaa rabnaa in naloo arko dad dhex-dhexaad ah oo Soomaalidana sidii ay ugu jireen Kenya ugu jiraan.\u201d<\/p>\n<p>Dr. Aadan ayaa soo jeediyay in si degan looga fal-celiyo go\u2019aan kasta oo kasoo baxa maxkmadda cadaalada aduunka ee ICJ, maadama ay tahay xiisad adag oo ka dhex aloosan labada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F891000275135960%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aslwOfSAYvY\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan natiijada la filayo inay maalinta berri ah ku dhawaaqdo Maxkamadda Cadaallada Acduunka (ICJ) ee ku saabsan kiiska badda Soomaaliya.. War kasoo baxay culimada ayaa waxaa lagu sheegay in natiijada kiiska badda ay horseedi karto isku dhac qowmiyadeeda, si taasi looga fogaadana waxay soo jeediyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163705","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan natiijada la filayo inay maalinta berri ah ku dhawaaqdo Maxkamadda Cadaallada Acduunka (ICJ) ee ku saabsan kiiska badda Soomaaliya.. War kasoo baxay culimada ayaa waxaa lagu sheegay in natiijada kiiska badda ay horseedi karto isku dhac qowmiyadeeda, si taasi looga fogaadana waxay soo jeediyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-11T18:40:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-11T18:54:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"853\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-11T18:40:33+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-11T18:54:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":853},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda - Wardoon","og_description":"Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan natiijada la filayo inay maalinta berri ah ku dhawaaqdo Maxkamadda Cadaallada Acduunka (ICJ) ee ku saabsan kiiska badda Soomaaliya.. War kasoo baxay culimada ayaa waxaa lagu sheegay in natiijada kiiska badda ay horseedi karto isku dhac qowmiyadeeda, si taasi looga fogaadana waxay soo jeediyeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-11T18:40:33+00:00","article_modified_time":"2021-10-11T18:54:35+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":853,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/","name":"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","datePublished":"2021-10-11T18:40:33+00:00","dateModified":"2021-10-11T18:54:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","width":1280,"height":853},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-ku-nool-kenya-oo-looga-digay-iney-u-dabaaldegaan-goaanka-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Soomaalida ku nool Kenya oo looga digay iney u dabaaldegaan go\u2019aanka Badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163705"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163705"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163712,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163705\/revisions\/163712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163706"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}