{"id":163749,"date":"2021-10-13T11:15:41","date_gmt":"2021-10-13T08:15:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163749"},"modified":"2021-10-13T11:15:41","modified_gmt":"2021-10-13T08:15:41","slug":"ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/","title":{"rendered":"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Kadib go\u2019aankii kasoo baxay Maxkamadda ICJ ayaa waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada Booliska dowladda Kenya iyo gaadiidkooda oo ku sugan Isgoysyada iyo waddooyinka soo gala xaafadaasi.<\/p>\n<p>Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin kuwo xaqiijinaya ammaanka xaafaddam kadib go\u2019aankii Maxkamadda ICJ oo laga baqay inuu rabshado ka abuuro xaafada Soomaalida Islii.<\/p>\n<p>Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa shalay go\u2019aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, iyada oo diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee aheyd inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka.<\/p>\n<p>Doodda labada dal ayaa aheyd, iyada oo Soomaaliya uu mowqifkeedu ahaa in xadaynta lagu saleeyo laynka tooska ah ee ku astaysayn xuduudda badda, halka Kenya ay dooneysay in xariiqda lagu saleeyo loolka.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sameysay xariiq cusub oo ah xuduud badeedka labada dal, sida ka muuqata xariiqda cusub, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, waxaana loo xukumay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Go\u2019aankii kasoo baxay Maxkamadda ICJ, wuxuuna hoggaanka ku eedeeyay inay dhowr jeer carqaladeeyeen kiiska.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya ayaa waxa uu gebi ahaanba ku gacanseeray xukunka ay Maxkamadda ka soo saartay badda la sheegay inay ceegaagaan gaaska iyo naaftada, isagoo sheegay in arrintaasi ay isbaddel wayn ku keeni doonto horumarka dhaqaale iyo midka siyaasadeedba, ayna halis gelin doonto ammaanka gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib go\u2019aankii kasoo baxay Maxkamadda ICJ ayaa waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada Booliska dowladda Kenya iyo gaadiidkooda oo ku sugan Isgoysyada iyo waddooyinka soo gala xaafadaasi. Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin kuwo xaqiijinaya ammaanka xaafaddam kadib go\u2019aankii Maxkamadda ICJ oo laga baqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib go\u2019aankii kasoo baxay Maxkamadda ICJ ayaa waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada Booliska dowladda Kenya iyo gaadiidkooda oo ku sugan Isgoysyada iyo waddooyinka soo gala xaafadaasi. Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin kuwo xaqiijinaya ammaanka xaafaddam kadib go\u2019aankii Maxkamadda ICJ oo laga baqay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-13T08:15:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"853\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/\",\"name\":\"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-13T08:15:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":853},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii - Wardoon","og_description":"Kadib go\u2019aankii kasoo baxay Maxkamadda ICJ ayaa waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada Booliska dowladda Kenya iyo gaadiidkooda oo ku sugan Isgoysyada iyo waddooyinka soo gala xaafadaasi. Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin kuwo xaqiijinaya ammaanka xaafaddam kadib go\u2019aankii Maxkamadda ICJ oo laga baqay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-13T08:15:41+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":853,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/","name":"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","datePublished":"2021-10-13T08:15:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/1st-avenue-eastleigh-nairobi-kenya.jpeg","width":1280,"height":853},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-la-geeyay-islii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo farabadan oo la geeyay Islii"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163749"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163750,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163749\/revisions\/163750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163706"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}