{"id":163756,"date":"2021-10-14T11:24:36","date_gmt":"2021-10-14T08:24:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163756"},"modified":"2021-10-14T11:55:27","modified_gmt":"2021-10-14T08:55:27","slug":"barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/","title":{"rendered":"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163758\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi saacadahii ugu dambeeyay uu ka jiray barakac aad u xoogan oo ay sameynayaan dadka ku dhaqnaa xaafadaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Barakaca dadka deganaa Guriceel ayaa yimid kadib markii ay soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan in magaalada uu ka dhaco dagaal u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Galmudug oo kaashanaya ciidanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ku sugan Guriceel ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in qoysaskii ugu badnaa ay ka barakaceen degmada saacadahii ugu dambeyay, kadib markii ay ka war heleen dhaqdhaqaaqyo dagaal oo laga dareemayo Guriceel iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n<p>Ciidamada Ahlu Sunna ee ku sugna deegaanka Ceeldheer oo ah deegaan u dhaxeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa la sheegay iney isaga baxeen deegaankaasi, lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa iney ciidamada Ahlu suna isaga baxaan deegaankaas oo ay todobaad ka hor la wareegeen.<\/p>\n<p>Ciidamada Ahlu suna ayaa muddo laga joogo laba todobaad waxay gacanta ku dhigeen degmada Guriceel oo ay horay ugu talinayeen maamulka Galmudug, waxaa haatan markale la dareemaya dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ay wadaan ciidamada Galmudug oo ay ku doonayaan iney dib ula wareegaan Guriceel.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192790961-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163783\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634192788441-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi saacadahii ugu dambeeyay uu ka jiray barakac aad u xoogan oo ay sameynayaan dadka ku dhaqnaa xaafadaha magaaladaasi. Barakaca dadka deganaa Guriceel ayaa yimid kadib markii ay soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan in magaalada uu ka dhaco dagaal u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi saacadahii ugu dambeeyay uu ka jiray barakac aad u xoogan oo ay sameynayaan dadka ku dhaqnaa xaafadaha magaaladaasi. Barakaca dadka deganaa Guriceel ayaa yimid kadib markii ay soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan in magaalada uu ka dhaco dagaal u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-14T08:24:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-14T08:55:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/\",\"name\":\"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-14T08:24:36+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-14T08:55:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg\",\"width\":660,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi saacadahii ugu dambeeyay uu ka jiray barakac aad u xoogan oo ay sameynayaan dadka ku dhaqnaa xaafadaha magaaladaasi. Barakaca dadka deganaa Guriceel ayaa yimid kadib markii ay soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan in magaalada uu ka dhaco dagaal u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-14T08:24:36+00:00","article_modified_time":"2021-10-14T08:55:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/","name":"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg","datePublished":"2021-10-14T08:24:36+00:00","dateModified":"2021-10-14T08:55:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guriceel.jpeg","width":660,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barakac-aad-u-xoogan-oo-ka-socda-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Barakac aad u xoogan oo ka socda Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163756"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163756"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163784,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163756\/revisions\/163784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163758"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}