{"id":163779,"date":"2021-10-14T11:50:43","date_gmt":"2021-10-14T08:50:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163779"},"modified":"2021-10-14T11:50:43","modified_gmt":"2021-10-14T08:50:43","slug":"daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163780\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png\" alt=\"\" width=\"835\" height=\"419\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png 835w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel-300x151.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel-768x385.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel-696x349.png 696w\" sizes=\"(max-width: 835px) 100vw, 835px\" \/><\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa ka soo hor jeestay joogitaanka ururka Ahlu-Sunna ee magaaladaas, waxayna sheegeen in Sheekh Shaakir uu ka diiday kulan ay ka dalbadeen, si ay u gala hadlaan xaaladda cakiran ee magaalada Gurceel.<\/p>\n<p>Odayaashaan oo warbaahinta la hadlay ayaa cod dheer ku sheegay in aysan aqbaleyn xaaladda ay ku sugan tahay magaalada Gurceel oo sida ay sheegeen hadda noqotay \u2018dhufeys ciidan\u2019 sidoo kale dadkii shacabka ahaa ayey odayaashu sheegeen inay isaga carareen magaalada.<\/p>\n<p>\u201cSheekh Shaakir xiriirkiisaan raadinay, in badan ayaan isku daynay, anagoo 15 odayaashii dhaqanka ah, ayaan maanta iridda gurigiisa mudo hal saac ah taagneyn, waxaan isku dayeynay inaan la kulano oo kala hadalno xaaladda magaaladaan dadkii shacabka ahaa ay ka barakaceen, balse waa nagu dhageystay la kulankeenana waa diiday, Sheekh Shaakir ma aqoon yaride gadaal u fiiri waxa nagu dhacaya, adigu guri qorxoon ayaad isaga jirtaa, laakiin shacabkii Gurceel guryahooda ayey isaga carareen,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha.<\/p>\n<p>Oday kale ayaa yiri, \u201cOdayaashii magaaladaan anagaa ah, mana aqbaleyno xaaladda hadda ay Gurceel ku sugan tahay, naga bixiya ciidamadaan, qax kuma sii jiri karno, dagaalna uma rabnee Ahlu-Sunna ha isaga baxdo Gurceel.\u201d<\/p>\n<p>Odayaasha qabtay shirkaan jaraa\u2019id ayaa ka soo jeeda beesha Ayaanle Cayr, oo ka mid ah jufooyinka ugu saameynta Cayr-ka daga Gurceel, waxayna sheegeen in Sheekh Shaakir aysan ka yeeli doonin in magaaladooda uu dagaal ku dhex-galo oo furin colaadeed uu ka dhigo.<\/p>\n<p>\u201cToos ayaan u beegsanayaa Sheekh Shaakir, naga dul qaad Sheekh ciidankaan aad lasoo gashay magaalada, hadaa diido meeshaan dad ayaa dega, waana kuu jawaabi doonaa, Insha Allaah,\u201d ayuu yiri Oday kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgalgaduud2%2Fvideos%2F242607187906515%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgalgaduud2%2Fvideos%2F387943262705536%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa ka soo hor jeestay joogitaanka ururka Ahlu-Sunna ee magaaladaas, waxayna sheegeen in Sheekh Shaakir uu ka diiday kulan ay ka dalbadeen, si ay u gala hadlaan xaaladda cakiran ee magaalada Gurceel. Odayaashaan oo warbaahinta la hadlay ayaa cod dheer ku sheegay in aysan aqbaleyn xaaladda ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha dhaqanka magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa ka soo hor jeestay joogitaanka ururka Ahlu-Sunna ee magaaladaas, waxayna sheegeen in Sheekh Shaakir uu ka diiday kulan ay ka dalbadeen, si ay u gala hadlaan xaaladda cakiran ee magaalada Gurceel. Odayaashaan oo warbaahinta la hadlay ayaa cod dheer ku sheegay in aysan aqbaleyn xaaladda ay ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-14T08:50:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"835\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/\",\"name\":\"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png\",\"datePublished\":\"2021-10-14T08:50:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png\",\"width\":835,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna - Wardoon","og_description":"Odayaasha dhaqanka magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa ka soo hor jeestay joogitaanka ururka Ahlu-Sunna ee magaaladaas, waxayna sheegeen in Sheekh Shaakir uu ka diiday kulan ay ka dalbadeen, si ay u gala hadlaan xaaladda cakiran ee magaalada Gurceel. Odayaashaan oo warbaahinta la hadlay ayaa cod dheer ku sheegay in aysan aqbaleyn xaaladda ay ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-14T08:50:43+00:00","og_image":[{"width":835,"height":419,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/","name":"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png","datePublished":"2021-10-14T08:50:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/odayaasha-dhaqanka-gurceel.png","width":835,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-ayaanle-ceyr-oo-ka-horyimid-ahlu-sunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Odayaasha beesha Ayaanle Ceyr oo ka horyimid Ahlu-Sunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163779"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163781,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163779\/revisions\/163781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163780"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}