{"id":163919,"date":"2021-10-18T17:42:21","date_gmt":"2021-10-18T14:42:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163919"},"modified":"2021-10-18T17:42:21","modified_gmt":"2021-10-18T14:42:21","slug":"mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/","title":{"rendered":"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163920\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta soo dhisay wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda maanta la dhisay ee Dowlad Degaanka Soomaalida.<\/p>\n<div align=\"justify\">Haddaba wasiirada cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxaa ku jira xubno horey uga mid ahaa Ururka ONLF, kuwaas oo xilal kala duwan kasoo maray ururka.<\/p>\n<p>Xubnahaas ayaa waxaa kamid ah Axmed Yaasiin oo aad looga dhex yaqaano ONLF, xilal kala duwana kasoo maray ONLF, Mustafe cagjar ayaa maanta u magacaabay Wasiirka Khataraha Masiibooyinka.<\/p>\n<p>Axmed Yaasiin ayaa intii dambe kamid ahaa garabkii ka goostay ONLF, isla markaana isu aqoonsaday inay iyagu yihiin ONLFta saxda ah.<\/p>\n<p>Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa horey u ballan qaaday inuu xukuumaddiisa cusub kusoo darayo xubno kamid ah mucaaradka, balse xubnahan wax ka baxsan oo mucaarad ah oo xukuumadda cusub ka dhex muuqda ma jirto.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Hoose ka aqriso magacyada wasiirada cusub ee maanta la magacaabay, waxayna u qornaayeen sidan:-<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\">1- Xafiiska Madaxweynaha:\u00a0 Dr. Xuseen Qaasim<br \/>\n2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman<br \/>\n3- Xafiiska Hor. Xoolo dhaqatada:\u00a0 Subeer Xuseen Cumar.<br \/>\n4- Xafiiska Hor magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir.<br \/>\n5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Laag.<br \/>\n6- Xafiiska Caafimaadka:\u00a0 Dr. Muuse Axmed Ibraahim<br \/>\n7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed.<br \/>\n8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan<br \/>\n9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen<br \/>\n10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad<br \/>\n11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar.<br \/>\n12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi<br \/>\n13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka:\u00a0 Xuseen Geydh<br \/>\n14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan.<br \/>\n15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd<br \/>\n16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka:\u00a0 Malaw Maxamed<br \/>\n17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha:\u00a0 Dayib Axmed Nuur<br \/>\n18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi.<br \/>\n19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale.<br \/>\n20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir.<br \/>\n21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen<br \/>\n22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka:\u00a0 Maxamed Fatah<br \/>\n23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa.<br \/>\n24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden.<br \/>\n25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji<br \/>\n26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim.<br \/>\n27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil.<\/p>\n<p>Wasiiradan cusub ee maanta uu magacaabay Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa isugu jira kuwo xafiisyada loo kala badalay iyo kuwo ku cusub saaxadda siyaasadeed.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta soo dhisay wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda maanta la dhisay ee Dowlad Degaanka Soomaalida. Haddaba wasiirada cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxaa ku jira xubno horey uga mid ahaa Ururka ONLF, kuwaas oo xilal kala duwan kasoo maray ururka. Xubnahaas ayaa waxaa kamid ah Axmed Yaasiin oo aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163920,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta soo dhisay wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda maanta la dhisay ee Dowlad Degaanka Soomaalida. Haddaba wasiirada cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxaa ku jira xubno horey uga mid ahaa Ururka ONLF, kuwaas oo xilal kala duwan kasoo maray ururka. Xubnahaas ayaa waxaa kamid ah Axmed Yaasiin oo aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-18T14:42:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/\",\"name\":\"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-18T14:42:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg\",\"width\":660,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub - Wardoon","og_description":"Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta soo dhisay wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda maanta la dhisay ee Dowlad Degaanka Soomaalida. Haddaba wasiirada cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxaa ku jira xubno horey uga mid ahaa Ururka ONLF, kuwaas oo xilal kala duwan kasoo maray ururka. Xubnahaas ayaa waxaa kamid ah Axmed Yaasiin oo aad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-18T14:42:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":390,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/","name":"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg","datePublished":"2021-10-18T14:42:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211018637701454862203060.jpeg","width":660,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-soo-dhisay-xukuumaddiisa-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mustafe cagjar oo soo dhisay xukuumaddiisa cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163919"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163921,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163919\/revisions\/163921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163920"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}