{"id":163925,"date":"2021-10-18T17:57:16","date_gmt":"2021-10-18T14:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163925"},"modified":"2021-10-18T17:57:56","modified_gmt":"2021-10-18T14:57:56","slug":"ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"474\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad-300x222.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad-567x420.jpeg 567w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa weerar culus oo dhanka afka ah u qaaday Ururka Ahlu Sunna Waljaamaca ee haatan dhaq-dhaqaayada ciidan ka wada degaanada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa sheegtay in aysan kala duwaneen Ahu Sunna iyo Al-Shabaab marka la eego fikirka diiniga ah ay ku dagaal gelinayaan Dadka u badan dhalinyarada.<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir Axmed Salaad, guddoomiyaha Hay\u2019addda culimadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay isku midyihiin Ahlusunnada ay hoggaamiyaan Macalin Maxamuud iyo Sheekh Maxamed Shaakir ee ka dagaalanta goboladda dhexe Soomaaliya iyo Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir oo waraysi siinayay Channelka Youtubbe-ka ee BRIT SOMALI TV, ayaa sheegay in ay laba kooxood ay ka simanyihiin arragtida ah in qoriga lagu hirgaliyo xukunka ay doonayaan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cAl Shabaab iyo nimanka labaxay magaca Ahlusunna waxa ay ka midaysanyihiin fikar siyaasi ah oo hub lagu hirgalinayo oo awood iyo dagaal loo isticmaalayo\u201d ayuu yiri Sheekh Bashiir.<\/p>\n<p>\u201cDowladda aad la dagaalamaysid, askariga Soomaaliyeed ama Dowladda ha ahaado ama kuwa maamulka ee tukanaya ee aad ku dilaysid xukunka ayaan kaa qabsanayaa waa dambi dilna waa isku dil\u201d ayuu ku jawaabay mar wax laga waydiidayay in aysan qaraxyo ka fulin Ahlusnna goobaha dadwaynuhu\u00a0 joogaan.<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir oo ka mid ah madaxda Jamaacada Al Ictisaam, ayaa sheegay in shaqada ugu badan ee laga rabo culimadda in ay tahay faafinta dacwada Islaamka.<\/p>\n<p>\u201cQofka Sheekha ah shaqada u feecan ee uu qabo karo waa dacwo, waa wax u sheeg, marka maanta cid kastoo hub wadata, hubkaas is leh diinta ugu adeeg waxaan leenahay waa lagu soo gubtay faa\u2019iido malahan dhiig xaaraan ah ayaad daadinaysaa, dad baad dulminaysaa, wax aan laguu diran oo aan diinta iyo Allah kuu diran ayaad isi saaraysaa, taas oo dulmi noqonaysa, diinta magaceeda aad ku ciyaaraysaa\u201d ayuu yiri Sheekh Bashiir isaga oo beeniyay in fikirka culimada Al Itixaad iyo Al Ictisaam ay ka dhasheen dagaalyanaha hubaysan ee Al Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cAl Shabaabku markii ay wax naga diideen hubkii ayay qaateen jihaad aan loo dirsan ayay galeen umadii intii kale waa ay iska horyimaadeen\u2026.. marka jihaadka maahan shaqo kooxeed, jamaaceed ee waa shaqo umadeed \u201c ayuu hadalkiisa raaciyay.<\/p>\n<p>Mar wax laga waydiiyay in hay\u2019adda culimadda Soomaaliyeed ay Ahlusnna kala hadashay in dagaalka joojiyaan ayuu ku jawaabay\u00a0 \u201dwaa ka xunahay xiriir toos ah mala hilin laakiin dad kale ayaan u marsiinay waana u sheegnay in waxaan diin ahaan ay qalad yihiin\u201d.<\/p>\n<p>Macalin Maxamuud iyo Sheekh Shaakir oo si nabadgalyo ah looga ambabixiyay Galmudug ayaa dib ugu soo laabtay bishii hore iyaga oo qiil ka dhigtay in ay soo aadeen Siyaarada Sheekh Yuusuf Direed.<\/p>\n<p>Dadka Degmada Guriceel oo aan jecleyn Kooxdaan ayaa isaga barakacay Magaalada kaddib markii Difaacyo ay ka dul qoteen Maleeshiyaadka la magac baxay Ahlu Sunna ee Sheekh Shaakir hoggaamiyaha u yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XZqWDFcpccI\" width=\"709\" height=\"399\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa weerar culus oo dhanka afka ah u qaaday Ururka Ahlu Sunna Waljaamaca ee haatan dhaq-dhaqaayada ciidan ka wada degaanada maamulka Galmudug. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in aysan kala duwaneen Ahu Sunna iyo Al-Shabaab marka la eego fikirka diiniga ah ay ku dagaal gelinayaan Dadka u badan dhalinyarada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa weerar culus oo dhanka afka ah u qaaday Ururka Ahlu Sunna Waljaamaca ee haatan dhaq-dhaqaayada ciidan ka wada degaanada maamulka Galmudug. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in aysan kala duwaneen Ahu Sunna iyo Al-Shabaab marka la eego fikirka diiniga ah ay ku dagaal gelinayaan Dadka u badan dhalinyarada. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-18T14:57:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-18T14:57:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"474\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-18T14:57:16+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-18T14:57:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg\",\"width\":640,\"height\":474},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa weerar culus oo dhanka afka ah u qaaday Ururka Ahlu Sunna Waljaamaca ee haatan dhaq-dhaqaayada ciidan ka wada degaanada maamulka Galmudug. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in aysan kala duwaneen Ahu Sunna iyo Al-Shabaab marka la eego fikirka diiniga ah ay ku dagaal gelinayaan Dadka u badan dhalinyarada. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-18T14:57:16+00:00","article_modified_time":"2021-10-18T14:57:56+00:00","og_image":[{"width":640,"height":474,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/","name":"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg","datePublished":"2021-10-18T14:57:16+00:00","dateModified":"2021-10-18T14:57:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Sheekh-Bashiir-Axmed-Salaad.jpeg","width":640,"height":474},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waxay-fikir-ahaan-la-mid-ah-yihiin-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ahlu Sunna waxay fikir ahaan la mid ah yihiin Al-Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163925"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163925"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163928,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163925\/revisions\/163928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}